Ma ogtahay arrimo kuu shafaaco qaadaya!?
Ma Ogtahay Shafeecada Nabiga sida loo helo? Ma Ogtahay acmaasha ka qaybqaadata inaad hesho Shafaacada? Waa maxay Shafaacadu? Ma Ogtahay in Quraan akhrintaadu kuu shafeecayso maalinta Qayaame?
Ma Ogtahay Shafeecada Nabiga sida loo helo? Ma Ogtahay acmaasha ka qaybqaadata inaad hesho Shafaacada? Waa maxay Shafaacadu? Ma Ogtahay in Quraan akhrintaadu kuu shafeecayso maalinta Qayaame?
Awr Sida kusoo aroortay Sunanka Abudaawuud iyo Musnadka Imaamu axmed waxa uu ka wariyey Cabdilaahi ibnu Jacfar Nabiga inuu Maalin
Macluumaad cajiiba oo ku saabsan Kitaabka Quraanka Kariimka ah, wax badana aad ka faa'idi doontid. Ma Ogtahay in Quraanku yahay Kitaabka kaliya ee Dunida Casriga ah la jaanqaaday xaga Sayniska iyo Tiknaloojiyadaba.