Axkaamta Xaydka

Axkaamta xaydku way farabadanyihiin waxaynaan halkan kusoo koobaynaa kuwa loogu baahida badanyahay: Kowaad: Salaada Waxa ka xaaraana haweenayda hesha dhiiga xaydka inay tukato Salaada, ha ahaato salaad faral ah ama mid sunne ahba, kamana...