Waxaan halkan ugu hanbalyeynaynaa dhamaan walaalada ku xdhan boggan dhalashada Sanadka cusub ee Islaamka, waxaan idiin leenahay sanadkan sanadkiisa khayr iyo bashbash ku gaadha. Sanadkii hore ee 1438 kii Hijriyada wuxuu ahaa sanad xasuustiisa leh, waxaan Ilaahay waydiisanaynaa inuu sanadkii hore acmaashii wanaagsanaa ee aynu lanimid inuu inaga aqbalo, wixii danbi iyo macsi ahaana inoo inoo dhaafo.

Sanadkan cusub ee 1439 aad waxaan rajaynaynaa inuu noqdo sanadkii danbi dhaafka, amniga, nabadgalyada iyo horumarka. Kullu Caam wa antum bilkhayr.