حَدَّثَنَا قُتَيْبَةُ، حَدَّثَنَا إِسْمَاعِيلُ بْنُ جَعْفَرٍ، عَنْ عَبْدِ اللَّهِ بْنِ دِينَارٍ، عَنِ ابْنِ عُمَرَ، قَالَ قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم ‏”‏ إِنَّ مِنَ الشَّجَرِ شَجَرَةً لاَ يَسْقُطُ وَرَقُهَا، وَإِنَّهَا مَثَلُ الْمُسْلِمِ، فَحَدِّثُونِي مَا هِيَ ‏”‏‏.‏ فَوَقَعَ النَّاسُ فِي شَجَرِ الْبَوَادِي‏.‏ قَالَ عَبْدُ اللَّهِ وَوَقَعَ فِي نَفْسِي أَنَّهَا النَّخْلَةُ، فَاسْتَحْيَيْتُ ثُمَّ قَالُوا حَدِّثْنَا مَا هِيَ يَا رَسُولَ اللَّهِ قَالَ ‏”‏ هِيَ النَّخْلَةُ

Cabdillahi ibnu Cumar waxa uu ka wariyey Nabiga (N.N.K.H) inuu dhahay: Dhirta waxa ka mid ah geed aan caleemihiisu dhicin, ayaduna (geedaasna) waa sida ruuxa Muslimka ah, ee ii sheega waxay tahay? Waxa uu dhahay Cabdillaahi: Dadku waxay ku dhaceen (u bateen) dhirta baadiyaha, waxa uu dhahay Cabdillahi: waxa naftayda kusoo dhacay inay tahay geeda Timirta, waanan xishooday kadibna waxay dhaheen: Rasuulkii Ilaahayow noo sheeg. Waxa uu dhahay: waa geeda Timirta.