Xadiiska 28 aad

 حَدَّثَنَا قُتَيْبَةُ ، قَالَ : حَدَّثَنَا اللَّيْثُ ، عَنْ يَزِيدَ بْنِ أَبِي حَبِيبٍ ، عَنْ أَبِي الخَيْرِ ، عَنْ عَبْدِ اللَّهِ بْنِ عَمْرٍو ، أَنَّ رَجُلًا سَأَلَ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : أَيُّ الإِسْلاَمِ خَيْرٌ ؟ قَالَ : تُطْعِمُ الطَّعَامَ ، وَتَقْرَأُ السَّلاَمَ عَلَى مَنْ عَرَفْتَ وَمَنْ لَمْ تَعْرِفْ

Cabdillahi ibnu Camrin waxa laga wariyey in Nin waydiiyey Rasuulkii Ilaahay (N.N.K:H): Maxaa Islaamka ugu khayrsan? Waxa uu dhahy: inaad cuntada quudiso (Masaakiinta) iyo inaad salaanto ruux aad garato iyo mid aanad garaninba.