Yaa ka danbeeyey dilkii Xuseen ibnu Cali RC?

Asc, anigoo magacygu yahay  Abdulaziz Mohamed Oogle, waxaan maqaalkan kaga hadlayaa su’aal aad muhiim ugu ah bulshada Islaamka, gaar ahaana umada Soomaaliyeed. Su’aashaasina waa Yaa ka danbeeyey dilkii foosha xumaa ee loo gaystay saxaabigii...

Xuquuqda ilmuhu ku leeyahay aabihii iyo hooyadii

Ilaahay wuxuu u yeelay ilmaha xuquu uu ku leeyahay waalidkiisa, sida waalidkuba uu xuquuq ugu leeyahay ilmihiisa. عن ابن عمر قال : ” إنما سماهم الله أبراراً لأنهم بروا الآباء والأبناء كما أن لوالدك...

Xikmadaha Xajka iyo Sirtiisa

Walaalka ama Walaasha Muslimka ahow: Waxa xikmada Ilaahay kamid ah ee uu ku sharciyeeyo cibaadooyinka inuu uyeelay faa’idooyin aad u waaweyn iyo xikmado qiimo leh. Xajkuna sidiisaba waa cibaadooyinka waaweyn ee ruuxa Muslimka ah...

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, Tacsi

Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan eheladii iyo qoysaskii muslimiinta ahaa ee lagu laayey magaalada Muqdisho 14 ka October ee 2017. Waxaan Ilaahay uga baryeynaynaa masaakiintii ku geeriyootay inuu Ilaahay naxariistiisa Janno...

Fadliga Xajka iyo Cumrada

Ilaahay subxaanahu wuxuu adoomadiisa u yeelay camalo iyo cibaadooyin lagu mudanay naxariistiisa iyo raali ahaanshihiisa, waxa kamida camaladaas lagu helayo abaalmarka wayn cibaadada Xajka iyo Cumrada, wuxuu ruuxu tagayaa baytka Ilaahay isagoo ay culeysisay danbiyo...

Axkaamta aadaabta Safarka Xajka iyo Cumrada

Walaalka Muslimka ah ee raba inuu guto waajibaadka Xajka iyo Cumrada waxa laga rabaa inuu ku dhaqmo aadaabta safarka Xajka iyo Cumrada, taasoo keenaysa in safarka dhibaatooyinkiisu yaraado sidoo kalena aad u gudato waajibaadkaaga...

Xukunka Xajka iyo Shuruudihiisa

Tusmo1 Xukunka Xajka iyo Shuruudihiisa:1.1 Waa maxay Xukunka Xajku?1.2 Shuruudaha Xajka waajibiya:1.3 Tiiararka ama Arkaanta Xajka:1.4 Waajibaadka Xajka:1.5 Sunooyinka Xajka:1.6 Farqiga u dhaxeeya Tiirka, Waajibka iyo Sunnada: Xukunka Xajka iyo Shuruudihiisa:   Xajku waa...

Hanbalyo sanadka cusub ee Hijriga 1439

Waxaan halkan ugu hanbalyeynaynaa dhamaan walaalada ku xdhan boggan dhalashada Sanadka cusub ee Islaamka, waxaan idiin leenahay sanadkan sanadkiisa khayr iyo bashbash ku gaadha. Sanadkii hore ee 1438 kii Hijriyada wuxuu ahaa sanad xasuustiisa...

Hanbalyada Ciida barakaysan ee Ciidul Al-adxaa

Asc, walaalayaal dhamaan muslimiinta ku nool daafaha Aduunka waxaan ugu hanbalyeynaynaa farxada munaasibada Ciidu Al-adxaha, iyo khayrka maalinta Carafo ee Xujaajta baytka Ilaahay taaganyihiin buurta Carafo. Ilaahay waxaan ka baryeynaa inuu danbigeena dhaafo, danbiga...

Sidee bay ku tarmeen Caruurtii Nabi Aadam (csw)?

Bismillah, Ilaahay wuxuu inoo abuuray hadaynu nahay bani Aadam qaabkii ugu wanaagsanaa, isagoo inaga fadilay dhamaan makhluuqaadka kale ee Alle uu abuuray. Basharka waxa loogu hor abuuray Nabi Aadam (csw),  kadibna Xaawa oo xaaskiisa...

Waa maxay Diinta Axmadiyadu? Yaase aasaasay?

Tusmo1 Waa maxay diinta Axmadiya ama Qaadyaaniyah? Yaase aasaasay? Maxayse rumaysanyhiin?1.1 Hadaba waa kuma ninkan wax kasta iska sheegtay? Maxayse tahay fikradaha uu aaminsanaa iyo sideebay u ekayd noloshiisu?1.2 Hadaba Qaadyaaniyiintu ama Axmediya dadka...

Bani aadamka yaa Dhulka uga soo horeeyey?

Dadyow badan waxay is waydiiyaan dhulkan maanta ay ku noolyihiin bani aadamku yaa ku noolaan jiray kahor ayaga, ma basharka ayaa ahaa noolihii ugu horeeyey mise noolayaal kale ayaa kahooreeyey?  Si kastaba ha ahaatee...