Qadarka: In la rumeeyo Qadarka

Maqaalkan wuxuu ka hadlayaa Qadarka iyo qeexidiisa, waajibnimada in la rumeeyo, tiirarka Qadarka, tiirarka iimaanka, Doonista Ilaahay ee Qadarka iyo ta sharciga, Hanuunka, Dadku doorasho ma leeyihiin mise way qasbanyihiin iyo qaar kalo badan