Asc, walaalayaal dhamaan muslimiinta ku nool daafaha Aduunka waxaan ugu hanbalyeynaynaa farxada munaasibada Ciidu Al-adxaha, iyo khayrka maalinta Carafo ee Xujaajta baytka Ilaahay taaganyihiin buurta Carafo. Ilaahay waxaan ka baryeynaa inuu danbigeena dhaafo, danbiga waalidkeena dhaafo, danbiga Muslimiinta oo dhana uu dhaafo. Ilaahay waxaan waydiisanaynaa inuu sanadkan sanadkiisa inagu gaadhsiiyo Islaamnimo, Cibaado suuban, Irzaaqad waasaca, Caafimaad dhamaystiran, Nabadgalyo buuxda, Danbi dhaaf iyo muraadadeena aduun iyo aakhiro oo Allah inuu fudaydiyo kuwooda khayrka leh.

Ciid Mubaarak, Ciidukum Saciid, Kullu caam wa antum bil khayr.

Walaalkiin: Abdulaziz Mohamed Oogle