Tajwiidka

Kitaabka Tajwiidka oo ku qoran Afsoomaali, halkan ka akhriso ama kala soo dag pdf.

2 MB

Kitaabka Jannada Raxmaanka

Kitaabka Jannada Raxmaanka wuxuu ka warramayaa nicmada Ilaahay ku diyaariyey Jannada, waxa kitaabkan qoray Sheekh Abdulaziz Mohamed Oogle. Xagan...

7 MB

Xisnul Muslimka Carabi

Kitaabka Xisnul Muslimka ama dhufyaska muslimka waa kitaab yar oo ducooyin badan ku diiwaangashan yihiin. Kitaabkan waa mid Ilaahay...

2.52 MB

Matniga Abi shujaac

Matniga Abi Shajaac waa kitaab kuusoo koobaya fiqiga Shaaficaga. Sida la ogsoonyahay dadka soomaaliyeed madhabtoodu waa Shaafici, sidaas darteed...