Waxa bilaabantay koorsada lagu baranayo cilmiga Computer-ka, gaar ahaan barnaamijyada Office ka sida Word, Excell, Powerpoint iyo wixii lamid ah. Koorsadan hadafkeedu waa in ardaygu fahmo adeegsiga Computerka iyo barnaamijyada ugu muhiimsan, sidoo kale markay dhamaato koorsadani ardaygu wuxuu si madaxbanaan u isticmaali doonaa Computerka.

Koorsadu waxay ka koobantahay duruus badan oo muuqaal ah, waxaanad kala soconaysaa xarunta barashada onlineka ee Koorso.com