Ducooyinka Subaxa iyo Habeenka: 

Ducada koowaad waa Aayada Kursida, waxaana ku sugan fadli badan. Ruuxii akhriya markuu waa baryo, waxa laga ilaaliyaa Jinka illaa uu ka galabaysanayo, haduu akhriyo habeenkana waxa laga ilaaliyaa Jinka ilaa uu ka waabariisanayo.

اللّهُ لاَ إِلَـهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَيْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاء وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ 

Ducada Labaadna waa Sadexda Suuradood ee ugu danbeeya Quraanka ee loo yaqaano Mucawidaatka, Ruxii akhriya Sadex jeer Habaaenka iyo Subaxa wax kasta way kaga filantahay.

بسم الله الرحمن الرحيم { قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ*اللَّهُ الصَّمَدُ*لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ * وَلَمْ يَكُن لَّهُ كُفُواً أَحَدٌ} بسم الله الرحمن الرحيم {قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ * مِن شَرِّ مَا خَلَقَ *وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ * وَمِن شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ * وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ } بسم الله الرحمن الرحيم { قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ * مَلِكِ النَّاسِ * إِلَهِ النَّاسِ *مِن شَرِّ الْوَسْوَاسِ الْخَنَّاسِ * الَّذِي يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ النَّاسِ * مِنَ الْجِنَّةِ وَالنَّاسِ 

أصبحنا وأصبح الملك لله، والحمد لله، لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير، ربِّ أسألك خير ما في هذا اليوم وخير ما بعده وأعوذ بك من شر ما في هذه الليلة وشر ما بعدها ربِّ أعوذ بك من الكسل وسوء الكبر، ربَّ أعوذ بك من عذابٍ في النار وعذاب في القبر

asbaxnaa wa asbaxal mulku lillaah, walxamdu lillaah laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lahu, lahulmulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kulli shay-in qadiir,rabbi as-aluka khayra maa fii haadalyowm, wa khayra maa bacdahu, wa acuudu bika min sharri maa fii haadal yowm wa sharri maa bacdahu, rabbi  acuudu bika minal kasali, wa suu’ilkibari, rabbi acuudu bika min caddabin finnaar wa cadaabin fil-qabri.

(3) Waan waabariisanay, boqornimaduna wey waabariisatay iyadoo usugan ilaahay, mahaddana ilaahay ayaa leh, Ilaah xaq lagu caabudaana majiro Ilaahay mooyee kaligii, cid wax lawadaagtana malaha, wuxuu leeyahaya boqornimada, wuxuuna leeyahayna mahadda, wax kastana wuu karaa, Rabbiyow waxaan ku weydiisanayaa (inaad i siiso) khayrka maalintan iyo khayrka kadambeeya, waxaan kaa magangalayaa sharka maalintan iyo sharka kadambeeya, rabbiyow waxaan kaa magangalayaa caajiska, waxaana kaa magan galayaa gabowga xun (asaasaqnimo), Rabbiyow waxaan kaa magan galayaa cadaab naarta dhexdeeda ah iyo cadaab qabriga dhexdiisa ah.

{اللهم بك أصبحنا وبك أمسينا وبك نحيا وبك نموت وإليك النشور}
Allahumma bika asbaxnaa wabika amsaynaa wabika naxyaa wabika namutu wa ilayka an-nushuuru.
 
(4) Rabbiyo adiga dartaa ayaan u waabariisanay, sababtaana waan u galabaysanaya, sababtaana waan u noolnahay, sababtaan waan ku dhiman, xagaagaana loo noqon.
{Marka aad galabaysato waxaad odhanaysaa  (اللهم بك أمسينا وبك  أصبحنا  وبك نحيا وبك نموت وإليك النشور). }
 
اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خَلَقتني وأنا عَبْدُك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت وأعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك على وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت
Allahumma anta rabbii laa ilaaha illaa anta khalaqtanii wa anaa cabduka wa anaa calaa cahdika wa wacdika mastadactu, acuudu bika min sharri maa sanactu wa abuu’u laka binicmatika calayya wa abuu’ u bidambii faqfirlii fa innahu laa yaqfiruddunuuba illaa anta.
 
(5) Ilaahayow waxaad adiu tahay Rabigay, Ilaah xaq lagu caabudaana ma jiro adiga mooyee, waad i abuurtay aniguna adoonkaagiibaan ahay, waxaanan ku suganahay ballantaada iyo axdigaaga intaan awood, waxaan (Rabbiyow) kaa magan galayaa sharka aan falo, waxaan kuu qirayaa nicmadaada korkayga ahaatay, waxaan kale oon qirayaa danbigayga ee ii dani dhaaf, sababtoo ah cid danbi dhaaftaa ma jirto adiga mooyee.
[Ruuxii akhriya Ducadan isagoo yaqiinsan (aaminsan) oo dhinta maalintaa ama habeenkaa, Jannada waa galay.]
 
اللهم إني أصبحت أشهدك وأشهد حملة عرشك، وملائكتك وجميع خلقك، أنك أنت الله لا إله إلا أنت وحدك لا شريك لك ، وأن محمداً عبدك ورسولك
 
Allahumma inni asbaxtu Ush-hiduka wa ush-hidu xamalata carshika wamalaaikatika wajamiica khalqika, annaka anta Allahu  laa’ilaaha illaa anta waxdaka laa shariika laka, wa anna Muxammadan cabduka wa rasuuluka.
 
(6) Ilaahayow waxaan waabariistay anigoo ku qirsan oo qisan (malaa’ikta) xanbarsan Carshigaaga, (qirsana) malaa’iktaada iyo dhamaan khalqigaaga (Abuurkaaga), inaad tahay adigu Allah oo Kali ah, cidina wax kulama wadaagto, iyo inuu Muxamad yahay adoonkaaga iyo Rasuulkaaga. 
[Ruuxii dhaha Afar jeer markuu waabariisto ama galabaysto waxa Ilaahay ka xoreeyaa Cadaabka]
 
اللهم ما أصبح بي من نعمة أو بأحد من خلقك فمنك وحدك لا شريك لك، فلك الحمد ولك الشكر 
 
Allahumma Maa-asbaxabii min nicmatin aw bi-axadin min khalqika faminka waxdaka laashariika laka, falaka Al-xamdu walaka asshukru.
 
(7) Ilaahayow waxaan ku waabariistay oo nicmo ah ama mid ka mid ah khalqigaagu (ku waa bariistay) waxay ka ahaatay adiga xagaaga kaligaa cidina wax kulam wadaagto, waxa kuu sugan Mahadda.
[Ruuxii akhriya markuu waabariisto wuu dhamaystiray mahadintii Eebe ee maalintaas, ruuxii akhriya markuu galabaysatan waa dhamaystiray mahadintii galabtaas] 
 
 
اللهم عافني في بَدَني، اللهم عافني في سمعي، اللهم عافني في بصري، لا إله إلا أنت. اللهم إني أعوذ بك من الكفر، والفقر، اللهم إني أعوذ بك من عذاب القبر لا إله إلا أنت (ثلاث مرات
 
Allahumma Caafinii fii badanii, allahumma caafinii fii samcii, allahumma caafinii fii basarii, laa’ilaaha illaa anta. Allahumma innii acuudu bika mina alkufri, walfaqri, Allahumma innii acuudu bika min cadaabil qabri laa’ilaaha illa anta (thalaatha marraat).
 
(8) Ilaahayow caafimaadsii jirkayga, Ilaahayow caafimaadsii maqalkayga, Ilaahayow caafimaadsii Aragayga, Ilaah xaq lagu caabudo ma jiro Adiga mooyee. Ilaahayow waxaan kaa magan galayaa gaalnimo, faqrinimo, Ilaahayow waxaan kaa magan galayaa cadaabka qabriga Ilaah xaq lagu caabudo ma jiro adiga mooyee. (Sadex jeer) 
 
 
{“حسبي الله لا إله إلا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم” (سبع مرات}
 
Xasbiya Allahu laa’ilaaha illa huwa calayhi tawakkaltu wahuwa rabbu al-carshi al-cadiimi (sabca marrat)
 
(9) Waxa igu filan Allah Ilaah xaq lagu caabudaana ma jiro isaga mooyee, isagaan talo saartay waana Rabbiga iska leh carshiga wayn. (Todoba jeer)
[Ruuxa dhaha todoba jeer galinka hore ama galinka danbe waxa Eebe ka kaafiyaa hammigiisa Adduunyo iyo Aakhiraba]
 
اللهم إني أسألك العافية في الدنيا والآخرة، اللهم إني أسألك العفو والعافية في ديني ودنياي وأهلي ومالي، اللهم استر عوراتي وآمن روعاتي، اللهم احفظني من بين يديَّ ومن خلفي وعن يميني وعن شمالي ومن فوقي وأعوذ بعظمتك أن أغتال من تحتي
 
Allahumma innii as’aluka al-cafwa walcaafiyata fiidunyaa wal-aakhirata, Allahumma innii as’aluka Al-cafwa wal-caafiyata fii Diinii wadunyaaya, wa-ahlii wamaalii. Allahumma Astur cawraatii wa-Aamin rawcaatii, Allahumma ixfadnii min bayna yadayya wa min khalfii wa can yamiinii wa can shimaaliii wa min fawqii wa acuudu bi cadamatika an uqtaala min taxtii.
 
(10) Ilaahayow waxaan ku waydiisanayaa caafimaad aduunyo iyo Aakhiroba, Ilaahayow waxan ku waydiisanayaa inaa i cafiso iyo caafimaadka diintayda iyo Aduunyadaydaba iyo Ehelkayga iyo Xoolahaygaba. Ilaahayow Astur cawraadkayga, iina nabad gali argagayga, Ilaahayow iga ilaali hortayda, gadaashay, xagayga midig, xaga bidix iyo kaorkayga waxaanan kaa magan galayaa in laygu shirqoolo hoostayda.
 
اللهم عَالِمَ الغيب والشَّهادة، فاطر السموات والأرض، رب كل شيء ومليكه، أشهد أن لا إله إلا أنت أعوذ بك من شر نفسي ومن شر الشيطان وشركه وأن اقترف على نفسي سوءًا أو أجُره إلى مسلم
 
allaahumma caalimal qaybi washs hahaadati, faadirassamaawaati wal ardi  rabba kulli shay-in wa maliikah, ash-hadu an laa ilaaha ilaa anta ,acuudu bika min sharri nafsii, wa min sharri shaydaani wa shirkihi, wa an aqtarifa calaa nafsii suuan aw  ajurrahu ilaa muslimin.
 
(11) Allow allihii waxa maqan iyo waxa joogaba(la arko) ogaayow, cirka iyo dhulkana rabbigii abuurayow, rabbigii shaykasta lahaayow, waxaan qirayaa in uusan jirin ilaah xaq lagu caabudo adiga mooyee, waxaan kaaga magan galayaa sharka naftayda, iyo sharka shaydaanka iyo shirkigiisa ama dabinkiisa, waxaan kaloo kaa magan galayaa in aan naftayda xumaan u soo jiido, ama qof muslin ah u soo jiido xumaan.
 
بسم الله الذي لا يضرُّ مع اسمه شيء في الأرض ولا في السماء وهو السميع العليم (ثلاث مرات
 
Bismillah alladii laa yadurru maca ismihii shay-un fil-ardi walaa fii assamaa’ wahuwa assamiicu alcadiim (thalaatha marraat)
 
(12) magaca ilaahay ayaan ku billaabayaa, magacaasoo uusan dhibin lajirkiisa wax ku sugan dhulka iyo cirka, allena waa maqal badane cilmi badane ah.
[Qofkii dhaha sadex jeer markuu subaxaysto iyo sadex jeer markuu galabaysto waxba maba dhibaan]
 
رضيت بالله رباً، وبالإسلام ديناً وبمحمد صلى الله عليه وسلم نبياً” (ثلاث مرات
 
Radiitu billaahi rabban wa bil-Islaami diinan wabi-Muxamadin S.C.W Nabiyyan. (Thalaatha marraat)
 
(13) Ilaahay Rabbinimo ayaan raali uga ahay, Islaamnimada diinimo (ayaan raali uga ahay), Mauxmadna (N.N.K.H) Nabinimo (ayaan raali uga ahay) (sadex Jeer)
[Ruuxii dhaha kolkuu waabariisto iyo kolkuu galabaystaba sadex jeer xaqbay Ilaahay korkiisa ugu tahay inuu raali galiyo isagana maalinta qayaame.]
 
يا حي يا قيوم برحمتك أستغيث أصلح لي شأني كُله ولا تَكِلْني إلى نفيس طرفة عين
 
yaa xayyu yaa qayyuumu biraxmatika astaqiithu, aslix lii sha-nii kullahu, wa laa takilnii ilaa nafsii darfata caynin.
 
(14) Allihii noolaayow, allihii qayyuumka ahaayow (allihii qabanayay dhamaan arimaha koonka), naxariistaada darteeda ayaan gurmad ku dalbayaa,wanaaji arinkayga dhamaantiis, hana igu sii dayn naftayda hal ilbiriqsi.
 
أصبحنا وأصبح الملك لله رب العالمين، اللهم إني أسألك خير هذه اليوم: فتحه، ونصره، ونوره، وبركته، وهداه، وأعوذ بك من شر ما فيه وشر ما بعده
 
asbaxnaa wa asbaxal mulku lillaahi rabbil caalamiina, allaahumma innii as-  aluka khayra haadal yawm, fatxahu, wa nasrahu, wa barakatahu, wa nuurahu, wa hudaahu wa acuudu bika min sharri maa fiihi wa sharri maa bacdahu
 
(15) waan waa bariisanay, boqornimaduna wey waa bariisatay iyadoo u usugan ilaahaygii caalamiinta rabigooda ahaa, allow waxaan ku weydiisanayaa khayrka maalintan,fatxigeeda( furashadeeda), iyo gargaarkeeda, iyo nuurkeeda iyo barakadeeda iyo hanuunkeeda, waxaana kaa magan galayaa sharka ku sugan dhexdeeda iyo sharka ka dambeeyaba.
 
أصبحنا على فطرة الإسلام وكلمة الإخلاص، ودين نبيَّنا محمد صلى الله عليه وسلم وملَّة أبينا إبراهيم حنيفاً مسلماً وما كان من المشركين
 
asbaxnaa calaa fidratil islaami, wa calaa kalimatil ikhlaasi wa calaa diini  nabiyinaa muxamadin s.c.w wa calaa millati abiinaa ibraahiima xaniifan musliman wa maa kaana minal-mushrikiin
 
(16) Waxaan ku waa bariisanay fidrada(diinta) islaamka, iyo kalmada runta ah, iyo diinta nabigeena muxammad s.c.w iyo diinta aabaheen ibraahiim ee ahaa mid ka iishay (gaalnimo,) kamanuusan mid ahayn mushrikiinta (ilaahay wax la lamaaneeya)  muslimna ahaa.
 
سبحان الله وبحمده (مائة مرة
 
Subxaana Allahu wa bixamdika (Mi’ath marrah)
(17) Ilaahaybaa xumaan ka dheer, mahadna usugnaatay. (Boqol jeer) 
[Qofka dhaha  boqol jeer maalintii iyo habeenkii, ma yimaado maalinta qayaame cid ka fadli badan, ruux kordhiyey mooyee]
 
لا إله إلا الله وحده لا شريك له ،له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير” (عشر مرات) (أو مرة واحدة عند الكسل)
 
Laa’ilaaha illaa ALlahu waxdahu laa shariika lahu, lahul mulku walahul xamdu wahuwa calaa kulli shay’in qadiin. (Cashara marraat, aw marra waaxida cindalkasali).
 
(18) Ilaah xaq lagu caabudo ma jiro Allah mooyee, waa kaligii, wehelna ma laha, waxa u sugnaaday Boqornimada iyo Mahadda, wax walbana wuu karaa. (Toban jeer ama hal mar hadaad daalantahay)
 
لا إله إلا الله وحده لا شريك له ،له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير ”(مائة مرة إذا أصبح” 
 
Laa’ilaaha illaa ALlahu waxdahu laa shariika lahu, lahul mulku walahul xamdu wahuwa calaa kulli shay’in qadiin. (Mi’at marra idaa asbaxa)
 

(19) Ilaah xaq lagu caabudo ma jiro Allah mooyee, waa kaligii, wehelna ma laha, waxa u sugnaaday Boqornimada iyo Mahadda, wax walbana wuu karaa. (Boqol jeer markaad waa bariisato)


“سبحان الله وبحمده عدد خلقهِ ورِضَا نفسِهِ وزِنُة عَرشِهِ ومِداد كلماته” (ثلاث مرات إذا أصبح
 
SubxaanaAllah wa bixamdihii cadada khalqihii wa ridaa nafsihii wa sinata carshihii wa midaada kalimaatihii.
 
(20) Xumaan waxa ka Hufan Allah, mahadna leh (waxaan u mahadcelinayaa) tirada khalqigiisa, intay naftiisu raali noqonayso, inta miisaanka carshigiisu la eegyahay iyo tirada weedhihiisa. Sadex jeer markaad waabariisato. 
 
اللهم إني أسألك علماً نافعاً، ورزقاً طيباً، وعملاً متقبلاً” (إذا أصبح
 Allaahumma innii as-aluka cilman  naafican, wa risqan dayiban, wa camalan mutaqabbalan.
 
(21) Allow waxaan ku weydiisanayaa cilmi wax anfaca, iyo irsiq wanaagsan oo xalaal ah, iyo camal suuban oo la aqbalo,” (waxaa la dhahaa subaxdii). 
 
أستغفر الله وأتوب إليه” (مائة مرة في اليوم
 
AstaqfiruAllaha wa Atuubu Ilayhi (Mi’at marrah filyawm)
(22) Ilaahaybaan danbi dhaaf waydiisanayaa, waanan u toobad keenayaa (Boqol jeer Maalintii).
 
أعوذ بكلمات الله التامات من شر ما خلق” (ثلاث مرات إذا أمسى
acuudu bi kalimaatillaahittaamaati, min sharri maa khalaqa. 
(23) waxaan uga magan galayaa kalmadaha ilaahay ee dhamayska tiran  sharka waxa uu abuuray.
[Ruuxa dhaha sadex jeer habeenka ma dhibto xummada habeenkaas]
 
“اللهم صل وسلم على نبينا محمد” (عشر مرات
 
Allahumma Salli calaa Nabiyinaa Muxamad. (Cashara Marraat)
(24) Ilaahayow u naxariiso oo nabadgalyo korkiisa yeel Nabigayaga Muxamed (Toban jeer ayaa la akhrinayaa)