[huge_it_videogallery id=”35″]

Akhriso, Dhagayso ama Daawo.

Ducooyinka Salaada kadib.

{أستغفر الله ” ثلاثاً ..” اللهم أنت السلام ، ومنك السلام ، تباركت يا ذا الجلال والإكرام}

Astaqfirullah, “thalaathan” Allahumma anta assalaaam, wa minka assalaam, tabaarakta yaa dal jalaali wal’ikraam.

(1) Rabbi ayaan danbi dhaaf waydiisanayaa.

لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ اللَّهُمَّ لَا مَانِعَ لِمَا أَعْطَيْتَ وَلَا مُعْطِيَ لِمَا مَنَعْتَ وَلَا يَنْفَعُ ذَا الْجَدِّ مِنْكَ الْجَدُّ

Laa’ilaaha illaaAllahu waxdahu la shariika lahu lahul mulku wa lahulxamdu wahuwa calaa kulli shay’in qadiir, allahumma laa maanica limaa acdayta walaa mucdiya limaa manacta walaa yanfacu dal jaddi minka aljadd.

(2) Ilaah xaq lagu caabudo ma jiro Ilaahay mooyee, waa aligii wehelna ma laha, waxa u sugnaaday mulkiga iyo Mahadda, waxkastana waa karaa. Ilaahayow cid joojinaysa ma jirto waxaad bixinayso, cid bixinaysaana ma jirto waxaad diido, mana taro kii hanti/sharaflihi xagaaga sharaftiisu.

لا إله إلا الله وحده لا شريك له،له الملك وله الحمد وهو على كل شئ قدير،لا حول ولا قوة إلا بالله،لا إله إلا الله،ولا نعبد إلا إياه ، له النعمة وله الفضل ،وله الثناء الحسن،لا إله إلا الله مخلصين له الدين ولو كره الكافرون

laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lahu, lahul mulku walahul xamdu wa huwa calaa kulli shay-in qadiir. Laa xawla walaa quwwata illaa billaahi, laa ilaaha illallaahu, walaa nacbudu illaa iyyaahu, lahunnicmatu wa lahul-fadlu wa lahuthsanaaul xasan, laa ilaaha illallaahu mukhlisiina lahuddiina wa law karihalkaafiruuna.

(3) Ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay kaligii mooyee, cid wax la wadaagtana malaha, wuxuu leeyahay boqortinimada iyo mahadda, wax walbana wuu karaa, majiraan xeelad iyo awood ta laga helo ilaahay mooyee, Ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay mooyee, mana caabudayno isaga moyee, waxaana usugan nimcada, fadliga (dheeraadka) iyo amaanta fiican, Ilaah xaq lagu caabudo majiro ilaahay mooyee, anagoo u u badhax tirayna ilaahay diinta, haba diideen gaaladuba.

سبحان الله ، والحمد لله ، والله أكبر ( ثلاثاً وثلاثين ) لا إله إلا الله وحده لا شريك له ، له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير

SubxaanaAllah, Alxamdulilaah, wallahu akbar, (thalaathan wa thalaathiin) laa’ilaaha ilaaha illaa Allahu waxdahu laa shariika lahuu, lahul mulku walahul xamdu wa huwa calaa kulli shay’in qadiir.

(4) Ilaahaybaa xumaan ka dheer, mahadduna ilaahay ayey u sugnaatay, ilaahaybaana weyn, (33 jeer) ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay kaligii mooyee, wehelna ma laha, Wuxuu leeyahay boqortinimada iyo mahadda, wax walbana wuu karaa.

بسم الله الرحمن الرحيم { قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ*اللَّهُ الصَّمَدُ*لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ * وَلَمْ يَكُن لَّهُ كُفُواً أَحَدٌ} بسم الله الرحمن الرحيم {قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ * مِن شَرِّ مَا خَلَقَ *وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ * وَمِن شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ * وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ } بسم الله الرحمن الرحيم { قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ * مَلِكِ النَّاسِ * إِلَهِ النَّاسِ *مِن شَرِّ الْوَسْوَاسِ الْخَنَّاسِ * الَّذِي يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ النَّاسِ * مِنَ الْجِنَّةِ وَالنَّاسِ } بعد كل صلاةمرة واحدة , وبعد صلاة المغرب والفجر ثلاث مرات

(5) Waxaad akhrinaysaa Salaad kasta dabadeeda hal mar, salaada Maqribka iyo Salaada Subaxna waxa la akhrinayaa Sadex jeer.

اللّهُ لاَ إِلَـهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَيْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاء وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ }عقب كل صلاة

(6) Waxa la akhrinayaa Aayatul kursiga salaad kasta dabadeed, cidii akhridana salaad kasta gadaasheedna waxa Jannada ka xiga inuu geeriyoodo oo kaliya.

لا إله إلا الله وحده لا شريك له ، له الملك وله الحمد ، يحيي ويميت وهو على كل شئ قدير ” عشر مرات بعد صلاة المغرب والصبح

laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lahu, lahul mulku walahul xamdu. yuxyii wa yumiit wahuwa calaa kulli shay’in qadiir. cashara maraat bacda salaatalmaqrib wassubxi

(7) Ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay kaligii mooyee, cid wax la wadaagtana malaha, wuxuu leeyahay boqortinimada iyo mahadda, isagaan ciduu doono nooleeya ciduu doonana dila, wax walbana wuu karaa, (Toban jeer ayaa la akhrinayaa Salaada Maqrib iyo Salaada Subax kadib.

اللهم إني أسألك علماً نافعاً ، ورزقاً طيباً ، وعملاً متقبلاً “بعد السلام من صلاة الفجر

Allahumma inni as’alua cilman naafican, warisqan dayyiban, wa camalan mutaqabalan. Bacda assalaami min salaatilfajri.

(8) Ilaahayow waxaan ku waydiisanayaa cilmi dheef leh, rizqi wanaagsan iyo camal layga aqbalo. (Marka laga salaama naqsado Salaada Subax)


  1. Muslim: 1/414
  2. Bukhaari: 1/255
  3. Muslim: 1/415
  4. Muslim: 1/418
  5. Abu-Daawuud: 2/86
  6. Nisaa’i 100
  7. Tirmadi:5/515
  8. Ibnu Maajah: 1/152