[huge_it_videogallery id=”22″]
Akhriso, Dhagayso ama Daawo
Ducada marka Musqusha lagalayo:
{بسم الله}، اللهُمَّ إنّي أعُوذُ بِكَ مِنَ الخُبْثِ والخبائِثِ}
Bismillaah, Allaahuma Innii acuudu bika mina alkhubthi wa-alkhabaa’ith.
(1) Eebow waxaan kaa magan galayaa Shaydaanka kiisa lab iyo kiisa dhadig.
Ducada marka Musqusha laga soo baxayo:
{ غُفْرانَكَ}
Qufraanak
(2) Rabbiyoow ii danbi dhaaf.
- Bukhaari 1/45. Muslim 1/283
- Zaadulmiicaad 2/387