[huge_it_videogallery id=”29″]

Akhriso, Dhagayso ama Daawo.

Ducada Sujuuda: 

{ سبحان ربي الأعلى ” ، ثلاث مرات}

Subxaana Rabbiya Aclaa, “Thalaathan”.

(1) Xumaan iyo Nuqsaan Rabbiga sarreeyaa ka dheer (Sadex Jeer)

{ سبحانك اللهم ربنا وبحمدك ، اللهم اغفر لي}

Subxaanaka Allahumma Rabbanaa wabixamdika, Allahumma aqfirlii.

(2) Adigaa Xumaan ka dheer, Allahayow, Rabbiganagow (waxana kuu sugan) Mahadaada. Allhayow ii danbi dhaaf.

{سبوح قدوس رب الملائكة والروح}

Subbuuxun Qudduusun Rabbu almalaa’ikati warruux. 

(3) (Rabbiyow adigaa) xumaan ka hufnaan badan, daahir ah, Rabbiga Malaaikta iyo Malakul Jibriilow.

{ اللهم لك سجدت وبك آمنت ولك أسلمت، سجد وجهي للذي خلقه وصوره وشق سمعه وبصره تبارك الله أحسن الخالقين}

Allahumma laka sajadtu wabika aamantu walaka aslamtu, sajada wajhii lilladii khalaqahuu wa sawwarahuu wa shaqqa samcahuu wa basarahu tabaaraka Allahu Axsanul khaaliqiin.

(4) Ilaahow adigaan ku sujuuday, adigaanan ku aaminay, adigaana kuu hogaansamay, wajigaygu wuxuu u sujuuday kii abuuray ee sawiray, dillaaciyeyna maqalkiisa iyo aragiisa, waxa barako badan Allaha (kaasoo ah) Abuurka wanaajiya.

{ سبحان ذي الجبروت والملكوت والكبرياء والعظمة}

Subxaana dil jabaruuti wal malakuuti walkibriyaa’i walcadamati.

(5) Waxa xumaan ka dheer oo ka hufan (Rabbiga) leh Awoodda/qasbidaa, Boqortinimada, Kibriyaaga iyo waynaanta.

{اللهم اغفر لي ذنبي كله ، دقه وجله ،وأوله وآخره ،وعلانيته وسره}

Allahumma iqfirlii danbii kullahu, diqqahu wa jullah, wa awwaluhu wa aakhirah, wa calaa niyatuhuu wa sirruh.

(6) Ilaahayo ii danbi dhaaf danbigayga dhamaantii, kiisa yar iyo kiisa waynba, kiisa hore iyo ka danbeba, kaan muujistay iyo kaan qarsadayba.

{اللهم إني أعوذ برضاك من سخطك . وبمعافاتك من عقوبتك , وأعوذ بك منك لا أحصي ثناء عليك أنت كما أثنيت على نفسك }

Allahumma innii acuudu bika biridaaka min sakhadik, wa bi mucaafatika min cuquubatik, wa acuud bika minka laa uxsii thanaa’an calayka anta kamaa athnayta calaa nafsika.

(7) Ilaahayow raalinimadaada yaan uga magan galayaa cadhadaada iyo cafisnimadaada ciqaabtaada, adigaana kuu magan galaya, ma koobi karo amaantaada adigu waxaad tahay sidaad isku amaantay.


Ducada u dhaxaysa labada Sujuudood:

{ رب اغفر لي ، رب اغفر لي}

Rabbii iqfirlii, Rabbii iqfirlii.

(8) Eebow ii danbi dhaaf, Eebow ii danbi dhaaf.

{ اللهم اغفر لي ، وارحمني ، واهدني ، واجبرني،  وعافني، وارزقني ، وارفعني}

Allahumma aqfirlii, warxamnii, wa-ahdinii, wa-ajburnii, wacaafinii, warsuqnii, warfacnii.

(9) Allahayo ii danbi dhaaf, iina naxariiso, ina hanuuni, ina garab gal, ina caafi, ina arzaaq, ina kor yeel.


Ducada Sujuuda Quraanka: 

{سجد وجهي للذي خلقه ، وشق سمعه وبصره بحوله وقوته { فتبارك الله أحسن الخالقين }}

sajada wajhii lilladii khalaqahuu wa shaqqa samcahuu wa basarahu bixawlihii wa quwwatihii fatabaaraka Allahu Axsanul khaaliqiin.

(10) Wajigaygu wuxuu u sujuuday kii abuuray , dillaaciyeyna maqalkiisa iyo aragiisa, xeeladiisa iyo awoodiisa darteed, waxa barako badan Allaha (kaasoo ah) Abuurka wanaajiya.

{ اللهم أكتب لي بها عندك أجراً ، وضع عني بها وزراً ، واجعلها لي عندك ذخراً ، وتقبلها مني كما تقبلتها من عبدك داود}

Allahumma uktublii bihaa cindaka Ajran, wa dac canni bihaa wizran, wajcalhaa lii cindaka Dukhran,wa taqabal minnii kamaa taqabbaltahaa min cabdika Daawuud.

(11) Allahayo agtaada iigu qor Ajar, igana dhig xagyga danbi, iigana yeel xagaaga kayd, iigana aqbal sidaad uga aqbashay adoonkaagii (Nabi) Daawuud.


  1. Saxiix Tirmadi: 1/83
  2. Bukhaari1/199 iyo Muslim: 1/350
  3. Muslim 1/533
  4. Muslim 1/534
  5. Abu-Daawuud 1/230
  6. Muslim 1/350
  7. Muslim 1/352
  8. Abu-Daawuud: 1/231
  9. Saxiix Tirmadi: 1/90
  10. Axmed: 6/30
  11. Tirmadi: 2/473