Koorsooyinka Summerka
Bisha lixaad ee June, 20 keeda waxa bilaabmaya koorsooyin aan ugu talo galnay caruurta Islaamka, kuwaas oo ay ku baranayaan
Ramadaan 2019
Bisha May shanteeda waxa bilaabmaysa bishii barakaysnayd ee Ramadaan. Waxaan Ilaahay ka rajaynaynaa inuu nagu gaadhsiiyo nabadqab, caafimaad iyo cibaado
Ramadaanka iyo Jannada
Bisha barakaysan ee Ramadaanka waxa bilaabmaya barnaamij taxane ah oo ka warbixinaya hoyga mu’miniinta ee Aakhiro, waa Jannada Raxmaanka. Ilaahay
Koorsada Caruurta ee Ramadaanka
Ma rabtaa bisha barakaysan ee Ramadaan in ubadkaagu ay uga faa’idaystaan sida ugu haboon. Waxa dugsiga Nasteex Online School idiin
Badhtanka Shacbaan
Habeenka bisha Shacbaan ay tahay 15 oo badhtankeeda ah, waxa Ilaahay soo fiiriyaa makhluuqaadkiisa, wuxuuna u dhaafa danbiyada dhamaan dadka
Koorsada barasha Computer
Waxa bilaabantay koorsada lagu baranayo cilmiga Computer-ka, gaar ahaan barnaamijyada Office ka sida Word, Excell, Powerpoint iyo wixii lamid ah.
Go’aanqaadasho qeybtii labaad
Barnaamijka Goaanqaadasho qeybtii labaad
Barnaamijka Go’aanqaadaho
Barnaamijka Go'aanqaadasho ood naftaada wax kaga badalaysid, hadii barnaamijkan uu ku dhaafay ka qaybgal qaybihiisa kale ee soo socda.
Bilowga Kitaabka Arbiciinka, Afartanka Xadiis
Sharraxa kitaabka Arbiciinka, waxa soo jeedinaya Abdulaziz Mohamed Oogle
Bushaaro 15ka bisha Shacbaan
عن أبي موسى الأشعري رضي الله عنه، عن النبي صلى الله عليه وسلم قال: (إن الله ليطلع ليلة النصف من شعبان،