Xadiis 29 aad

 حَدَّثَنَا عَبْدُ اللَّهِ بْنُ مَسْلَمَةَ ، عَنْ مَالِكٍ ، عَنْ زَيْدِ بْنِ أَسْلَمَ ، عَنْ عَطَاءِ بْنِ يَسَارٍ ، عَنِ ابْنِ عَبَّاسٍ ، قَالَ : قَالَ النَّبِيُّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : أُرِيتُ النَّارَ فَإِذَا أَكْثَرُ أَهْلِهَا النِّسَاءُ ، يَكْفُرْنَ .قِيلَ : أَيَكْفُرْنَ بِاللَّهِ ؟ قَالَ : يَكْفُرْنَ العَشِيرَ ، وَيَكْفُرْنَ الإِحْسَانَ ، لَوْ أَحْسَنْتَ إِلَى إِحْدَاهُنَّ الدَّهْرَ ، ثُمَّ رَأَتْ مِنْكَ شَيْئًا ، قَالَتْ : مَا رَأَيْتُ مِنْكَ خَيْرًا قَطُّ

Ibnu Cabbaas (I.R.H) waxa uu dhahay: Nabigii Ilaahay waxa uu dhahay: Waxa la itusay Naarta mise waxaa ugu badan Dumarka way abaal gud xunyihiin, waxa la waydiiyey: Ma Ilaahay ayey ka gaaloobaan? Waxa uu dhahay: waxay abaal xumeeyaan Ragooda (tolka), waxay abaal xumeeyaan Ixsaanka (samo falka) hadaad midkood u samo fasho Samankaba, markaana ay kaa aragto hal shay (oo khaldan) waxay dhahdaa: Waligaa wanaaga kaamaan arkin.