Xadiiska 87 aad

حَدَّثَنَا مُحَمَّدُ بْنُ بَشَّارٍ، قَالَ حَدَّثَنَا غُنْدَرٌ، قَالَ حَدَّثَنَا شُعْبَةُ، عَنْ أَبِي جَمْرَةَ، قَالَ كُنْتُ أُتَرْجِمُ بَيْنَ ابْنِ عَبَّاسٍ وَبَيْنَ النَّاسِ فَقَالَ إِنَّ وَفْدَ عَبْدِ الْقَيْسِ أَتَوُا النَّبِيَّ صلى الله عليه وسلم فَقَالَ ‏”‏ مَنِ الْوَفْدُ ـ أَوْ مَنِ الْقَوْمُ ‏”‏‏.‏ قَالُوا رَبِيعَةُ‏.‏ فَقَالَ ‏”‏ مَرْحَبًا بِالْقَوْمِ ـ أَوْ بِالْوَفْدِ ـ غَيْرَ خَزَايَا وَلاَ نَدَامَى ‏”‏‏.‏ قَالُوا إِنَّا نَأْتِيكَ مِنْ شُقَّةٍ بَعِيدَةٍ، وَبَيْنَنَا وَبَيْنَكَ هَذَا الْحَىُّ مِنْ كُفَّارِ مُضَرَ، وَلاَ نَسْتَطِيعُ أَنْ نَأْتِيَكَ إِلاَّ فِي شَهْرٍ حَرَامٍ فَمُرْنَا بِأَمْرٍ نُخْبِرْ بِهِ مَنْ وَرَاءَنَا، نَدْخُلُ بِهِ الْجَنَّةَ‏.‏ فَأَمَرَهُمْ بِأَرْبَعٍ، وَنَهَاهُمْ عَنْ أَرْبَعٍ أَمَرَهُمْ بِالإِيمَانِ بِاللَّهِ عَزَّ وَجَلَّ وَحْدَهُ‏.‏ قَالَ ‏”‏ هَلْ تَدْرُونَ مَا الإِيمَانُ بِاللَّهِ وَحْدَهُ ‏”‏‏.‏ قَالُوا اللَّهُ وَرَسُولُهُ أَعْلَمُ‏.‏ قَالَ ‏”‏ شَهَادَةُ أَنْ لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَأَنَّ مُحَمَّدًا رَسُولُ اللَّهِ، وَإِقَامُ الصَّلاَةِ، وَإِيتَاءُ الزَّكَاةِ، وَصَوْمُ رَمَضَانَ، وَتُعْطُوا الْخُمُسَ مِنَ الْمَغْنَمِ ‏”‏‏.‏ وَنَهَاهُمْ عَنِ الدُّبَّاءِ وَالْحَنْتَمِ وَالْمُزَفَّتِ‏.‏ قَالَ شُعْبَةُ رُبَّمَا قَالَ النَّقِيرِ، وَرُبَّمَا قَالَ الْمُقَيَّرِ‏.‏ قَالَ ‏”‏ احْفَظُوهُ وَأَخْبِرُوهُ مَنْ وَرَاءَكُمْ

Abu Jumra waxa uu dhahay: waxaan ahaa turjumaan u dhaxeeya Ibnu Cabbaas iyo Dadka wuxuuna yidhi: Wafdigii Cabdi qays markay u yimaadeen Nabiga (N.N.K.H) wuxuu dhahay: waayo wafdigu ama qoomku? Waxay dhaheen: waa Rabiica. Waxa uu dhahay: soo dhowaada qoomyahow ama wafdiyahow, idinkoon hoogayn shallaynayna. Waxay dhaheen: meel fogbaan kaaga nimid, waxaana labadeena inoo dhaxeeya gaaladii reer Mudar, mana awoodno inaan kuu nimaadno xilliga xaramka mooyee, ee na far arrin aan uga warrano kuwa naga danbeeya oon ku galayno Jannada. Wuxuu faray Afar kana reebay Afar. Wuxuu faray inay Ilaahay rumeeyaan kor ahaayee rumeeyaan, waxa uu dhahay: Ma garanaysaan in Ilaahay kalinimo loo rumeeyo? Waxay dhaheen: Ilaahay iyo rasuulkiisaa og. Waxa uu dhahay: waa inaad qirtaa in Ilaah xaq lagu caabudo aanu jirin Ilaahay mooyee, Muxamedna yahay Rasuulii Ilaahay, salaadana la oogo, sakadana la bixiyo, Ramadaana la soomo, wixii aad qaniimaysataana aad ka bixisaan shan meelood meel, wuxuuna ka reebay Dibaa, Xantam iyo Xantam (weel cabitaanka lagu shubto si loogu khamiiriyo- khamri u noqdaan).