Xadiiska 16 aad

 حَدَّثَنَا مُحَمَّدُ بْنُ المُثَنَّى ، قَالَ : حَدَّثَنَا عَبْدُ الوَهَّابِ الثَّقَفِيُّ ، قَالَ : حَدَّثَنَا أَيُّوبُ ، عَنْ أَبِي قِلاَبَةَ ، عَنْ أَنَسِ بْنِ مَالِكٍ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ ، عَنِ النَّبِيِّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ : ثَلاَثٌ مَنْ كُنَّ فِيهِ وَجَدَ حَلاَوَةَ الإِيمَانِ : أَنْ يَكُونَ اللَّهُ وَرَسُولُهُ أَحَبَّ إِلَيْهِ مِمَّا سِوَاهُمَا ، وَأَنْ يُحِبَّ المَرْءَ لاَ يُحِبُّهُ إِلَّا لِلَّهِ ، وَأَنْ يَكْرَهَ أَنْ يَعُودَ فِي الكُفْرِ كَمَا يَكْرَهُ أَنْ يُقْذَفَ فِي النَّارِ

Waxa laga wariyey Anas ibnu Maalik (I.R.H) inuu ka wariyey Rasuulkii Ilaahay (N.N.K.H) inuu dhahay: Sadex shay ruuxa ay ku jiraan wuxuu helay macaanka iimaanka; in Ilaahay iyo Rasuulkiisu ahaadaan kuwo uu ka jecelyahay wixii kasoo hadhay oo dhan, inuu jeclaado qof uuna u jecelyahay Ilaahay dartiis iyo inuu naco inuu dib ugu laabto gaalnimo siduu u necebyahay in lagu tuuro Naar.