Xadiiska 36 aad

 حَدَّثَنَا حَرَمِيُّ بْنُ حَفْصٍ ، قَالَ : حَدَّثَنَا عَبْدُ الوَاحِدِ ، قَالَ : حَدَّثَنَا عُمَارَةُ ، قَالَ : حَدَّثَنَا أَبُو زُرْعَةَ بْنُ عَمْرِو بْنِ جَرِيرٍ ، قَالَ : سَمِعْتُ أَبَا هُرَيْرَةَ عَنِ النَّبِيِّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ : انْتَدَبَ اللَّهُ لِمَنْ خَرَجَ فِي سَبِيلِهِ ، لاَ يُخْرِجُهُ إِلَّا إِيمَانٌ بِي وَتَصْدِيقٌ بِرُسُلِي ، أَنْ أُرْجِعَهُ بِمَا نَالَ مِنْ أَجْرٍ أَوْ غَنِيمَةٍ ، أَوْ أُدْخِلَهُ الجَنَّةَ ، وَلَوْلاَ أَنْ أَشُقَّ عَلَى أُمَّتِي مَا قَعَدْتُ خَلْفَ سَرِيَّةٍ ، وَلَوَدِدْتُ أَنِّي أُقْتَلُ فِي سَبِيلِ اللَّهِ ثُمَّ أُحْيَا ، ثُمَّ أُقْتَلُ ثُمَّ أُحْيَا ، ثُمَّ أُقْتَلُ

Abu hurayra waxa uu ka wariyey Nabiga (N.N.K.H) inuu dhahay: Ilaahay wuxuu ka damaanad qaadaa cidii Jidkiisa u baxda (Dar Ilaahay u dirira) oo aanu saarin inuu  aniga rumeeyo iyo inuu rumaysanyahay Rusushayda mooyee, inaan soo celiyo wixii uu gaadhay oo Ajar ah iyo Qaniimo ah, amase Jannada ayaan galin, (Ilaahbaa dhahay sidaas) hadii aanan umadayda ku dhibayn kamaan fadhiisteen duulaan (duulaanka aanu Nabigu la socon), waxaanan jeclaystay in lay dilo Jidka Ilaahay (anoo u diriraya), markaasna la i nooleeyo, hadana la idilo, hadana la i nooleeyo, hadana la idilo.