Xadiiska 8 aad

حَدَّثَنَا عُبَيْدُ اللَّهِ بْنُ مُوسَى ، قَالَ : أَخْبَرَنَا حَنْظَلَةُ بْنُ أَبِي سُفْيَانَ ، عَنْ عِكْرِمَةَ بْنِ خَالِدٍ ، عَنِ ابْنِ عُمَرَ ، رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُمَا قَالَ : قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: بُنِيَ الإِسْلاَمُ عَلَى خَمْسٍ : شَهَادَةِ أَنْ لاَ إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ وَأَنَّ مُحَمَّدًا رَسُولُ اللَّهِ ، وَإِقَامِ الصَّلاَةِ ، وَإِيتَاءِ الزَّكَاةِ ، وَالحَجِّ ، وَصَوْمِ رَمَضَانَ

Ibnu Cumar waxa laga wariyey (I.R.H) inuu dhahay; Rasuulkii Ilaahay (N.N.K.H) waxa uu yidhi: Islaamka waxa lagu kor dhisay shan (Tiir): Qirida in Ilaah xaq lagu caabudo aanu jirin Ilaahay mooyee, Muxamadna yahay Rasuulkiisa, Salaada oo la oogo, Sakada oo la bixiyo, Xajka (oo la tago) iyo in Ramadaan la soomo.