حَدَّثَنَا أَبُو النُّعْمَانِ، عَارِمُ بْنُ الْفَضْلِ قَالَ حَدَّثَنَا أَبُو عَوَانَةَ، عَنْ أَبِي بِشْرٍ، عَنْ يُوسُفَ بْنِ مَاهَكَ، عَنْ عَبْدِ اللَّهِ بْنِ عَمْرٍو، قَالَ تَخَلَّفَ عَنَّا النَّبِيُّ صلى الله عليه وسلم فِي سَفْرَةٍ سَافَرْنَاهَا، فَأَدْرَكَنَا وَقَدْ أَرْهَقَتْنَا الصَّلاَةُ وَنَحْنُ نَتَوَضَّأُ، فَجَعَلْنَا نَمْسَحُ عَلَى أَرْجُلِنَا، فَنَادَى بِأَعْلَى صَوْتِهِ ‏”‏ وَيْلٌ لِلأَعْقَابِ مِنَ النَّارِ ‏”‏‏.‏ مَرَّتَيْنِ أَوْ ثَلاَثًا‏

Cabdillahi Ibnu Camrin waxa laga wariyey inuu yidhi: Nabiga (N.N.K.H) ayaa naga hadhay safar aan safarnay, wuxuuna nasoo gaadhay ayadoo ay na qabatay Salaadii, anaguna aan wayso qaadanayno, waxaanan yeelnay inaan masaxno adimadayada, markaasuu (Nabigu) ku dhawaaqay cod sare ”Hoog naareed ayaa u sugan Cirbaha” Laba jeer ama Sadex.