Xadiiska 97 aad

أَخْبَرَنَا مُحَمَّدٌ ـ هُوَ ابْنُ سَلاَمٍ ـ حَدَّثَنَا الْمُحَارِبِيُّ، قَالَ حَدَّثَنَا صَالِحُ بْنُ حَيَّانَ، قَالَ قَالَ عَامِرٌ الشَّعْبِيُّ حَدَّثَنِي أَبُو بُرْدَةَ، عَنْ أَبِيهِ، قَالَ قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم ‏“‏ ثَلاَثَةٌ لَهُمْ أَجْرَانِ رَجُلٌ مِنْ أَهْلِ الْكِتَابِ آمَنَ بِنَبِيِّهِ، وَآمَنَ بِمُحَمَّدٍ صلى الله عليه وسلم وَالْعَبْدُ الْمَمْلُوكُ إِذَا أَدَّى حَقَّ اللَّهِ وَحَقَّ مَوَالِيهِ، وَرَجُلٌ كَانَتْ عِنْدَهُ أَمَةٌ ‏{‏يَطَؤُهَا‏}‏ فَأَدَّبَهَا، فَأَحْسَنَ تَأْدِيبَهَا، وَعَلَّمَهَا فَأَحْسَنَ تَعْلِيمَهَا، ثُمَّ أَعْتَقَهَا فَتَزَوَّجَهَا، فَلَهُ أَجْرَانِ ‏”‏‏.‏ ثُمَّ قَالَ عَامِرٌ أَعْطَيْنَاكَهَا بِغَيْرِ شَىْءٍ، قَدْ كَانَ يُرْكَبُ فِيمَا دُونَهَا إِلَى الْمَدِينَةِ

Abu Burdah waxa uu yidhi: Rasuulkii Ilaahay (N.N.K.H) wuxuu dhahay: sadex waxa u sugnaaday laba ajar, nin ehlu kitaab ah oo rumeeyey Nabigiisii, rumeeyeyna Muxamed (N.N.K.H), iyo adoonka la leeyahay, haduu gudo xaqa Ilaahay iyo xaqa cida ka mas’uulka ah, iyo nin haystay adoomad (uu ka ilmo dalbayo) oo tarbiyeeyey,  ‏hagaajiyeyna edbinteedii, barayna cilmi oo hagaajiyey waxbarashadeeda, markaasna xoreeyey oo guursaday, waxa u sugan laba ajar.