Xadiiska 88 aad

حَدَّثَنَا مُحَمَّدُ بْنُ مُقَاتِلٍ أَبُو الْحَسَنِ، قَالَ أَخْبَرَنَا عَبْدُ اللَّهِ، قَالَ أَخْبَرَنَا عُمَرُ بْنُ سَعِيدِ بْنِ أَبِي حُسَيْنٍ، قَالَ حَدَّثَنِي عَبْدُ اللَّهِ بْنُ أَبِي مُلَيْكَةَ، عَنْ عُقْبَةَ بْنِ الْحَارِثِ، أَنَّهُ تَزَوَّجَ ابْنَةً لأَبِي إِهَابِ بْنِ عَزِيزٍ، فَأَتَتْهُ امْرَأَةٌ فَقَالَتْ إِنِّي قَدْ أَرْضَعْتُ عُقْبَةَ وَالَّتِي تَزَوَّجَ بِهَا‏.‏ فَقَالَ لَهَا عُقْبَةُ مَا أَعْلَمُ أَنَّكِ أَرْضَعْتِنِي وَلاَ أَخْبَرْتِنِي‏.‏ فَرَكِبَ إِلَى رَسُولِ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم بِالْمَدِينَةِ فَسَأَلَهُ، فَقَالَ رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم ‏”‏ كَيْفَ وَقَدْ قِيلَ ‏”‏‏.‏ فَفَارَقَهَا عُقْبَةُ، وَنَكَحَتْ زَوْجًا غَيْرَهُ‏

Cuqba ibnu Xaaritha waxa laga wariyey inuu guursaday gabadh uu dhalay Iihaab ibnu Caziiz, waxa u timid gabadh kuna dhahday: waxaan nuujiyey Cuqba iyo gabadha uu guursadayba, waxa uu ku dhahay: ma garanayo inaad i nuujisay iimanaad sheegin. Wuxuu u safray Rasuulkii Ilaahay (N.N.K.H) Madiina, waanu waydiiye, waxa uu dhahay Rasuulkii Ilaahay (N.N.K.H): ka waran hadii la yidhiba! (iskaga tagy), Waxaanan guursaday xaas kale.