Xadiiska 101 aad

حَدَّثَنَا آدَمُ، قَالَ حَدَّثَنَا شُعْبَةُ، قَالَ حَدَّثَنِي ابْنُ الأَصْبَهَانِيِّ، قَالَ سَمِعْتُ أَبَا صَالِحٍ، ذَكْوَانَ يُحَدِّثُ عَنْ أَبِي سَعِيدٍ الْخُدْرِيِّ،‏.‏ قَالَتِ النِّسَاءُ لِلنَّبِيِّ صلى الله عليه وسلم غَلَبَنَا عَلَيْكَ الرِّجَالُ، فَاجْعَلْ لَنَا يَوْمًا مِنْ نَفْسِكَ‏.‏ فَوَعَدَهُنَّ يَوْمًا لَقِيَهُنَّ فِيهِ، فَوَعَظَهُنَّ وَأَمَرَهُنَّ، فَكَانَ فِيمَا قَالَ لَهُنَّ ‏”‏ مَا مِنْكُنَّ امْرَأَةٌ تُقَدِّمُ ثَلاَثَةً مِنْ وَلَدِهَا إِلاَّ كَانَ لَهَا حِجَابًا مِنَ النَّارِ ‏”‏‏.‏ فَقَالَتِ امْرَأَةٌ وَاثْنَيْنِ فَقَالَ ‏”‏ وَاثْنَيْنِ 

Abu Saciid Al-khudri (I.R.H) waxa laga wariyey in Haweenkii ku dhaheen Nabiga (N.N.K.H): Ragiibaa nagaga roonaatay, ee noo samee maalin gaar ah, wuxuuna la ballamay maalin uu la kulmo, waanu wacdiyey oo faray, waxaa ka mid ahaa wuxuu ku dhahay: gabadh idinka mid ah oo hormarsatay sadex caruura (sadex caruura ka dhintaan) waxay uga yihiin xijaab naarta, markaasay gabadh tidhi: Laban ka waran (laba caruura ay ka dhintaan) wuxuu yidhi: labana (xijaab ayey uga yihiin Naarta).

 

Xadiiska 102 aad

حَدَّثَنَا سَعِيدُ بْنُ أَبِي مَرْيَمَ، قَالَ أَخْبَرَنَا نَافِعُ بْنُ عُمَرَ، قَالَ حَدَّثَنِي ابْنُ أَبِي مُلَيْكَةَ، أَنَّ عَائِشَةَ، زَوْجَ النَّبِيِّ صلى الله عليه وسلم كَانَتْ لاَ تَسْمَعُ شَيْئًا لاَ تَعْرِفُهُ إِلاَّ رَاجَعَتْ فِيهِ حَتَّى تَعْرِفَهُ، وَأَنَّ النَّبِيَّ صلى الله عليه وسلم قَالَ ‏”‏ مَنْ حُوسِبَ عُذِّبَ ‏”‏‏.‏ قَالَتْ عَائِشَةُ فَقُلْتُ أَوَ لَيْسَ يَقُولُ اللَّهُ تَعَالَى ‏{‏فَسَوْفَ يُحَاسَبُ حِسَابًا يَسِيرًا‏}‏ قَالَتْ فَقَالَ ‏”‏ إِنَّمَا ذَلِكَ الْعَرْضُ، وَلَكِنْ مَنْ نُوقِشَ الْحِسَابَ يَهْلِكْ ‏” 

Caa’isha marwadii Nabiga (N.N.K.H) waxay ahayd hadii ay maqasho arrin aanay garanayn mid ku noqota illamaayo ay uga cadaato, nabiguna (n.n.k.h) wxuu yidhi: Cidii la xisaabo waa la caddibi. Caasha waxay tidhi:  {‏{‏فَسَوْفَ يُحَاسَبُ حِسَابًا يَسِيرًا‏ {waxa la xisaabayaa xisaab fudud} wuxuuna yidhi Nabigu: kaasi waa bandhiga, laakiin cidii lagu naaqisho (adkeeyo) xisaabta waa halaagsamay.