Xadiiska 123 aad

حَدَّثَنَا عُثْمَانُ، قَالَ أَخْبَرَنَا جَرِيرٌ، عَنْ مَنْصُورٍ، عَنْ أَبِي وَائِلٍ، عَنْ أَبِي مُوسَى، قَالَ جَاءَ رَجُلٌ إِلَى النَّبِيِّ صلى الله عليه وسلم فَقَالَ يَا رَسُولَ اللَّهِ، مَا الْقِتَالُ فِي سَبِيلِ اللَّهِ فَإِنَّ أَحَدَنَا يُقَاتِلُ غَضَبًا، وَيُقَاتِلُ حَمِيَّةً‏.‏ فَرَفَعَ إِلَيْهِ رَأْسَهُ ـ قَالَ وَمَا رَفَعَ إِلَيْهِ رَأْسَهُ إِلاَّ أَنَّهُ كَانَ قَائِمًا ـ فَقَالَ ‏”‏ مَنْ قَاتَلَ لِتَكُونَ كَلِمَةُ اللَّهِ هِيَ الْعُلْيَا فَهُوَ فِي سَبِيلِ اللَّهِ عَزَّ وَجَلَّ 

Abu Muuse waxa laga wariyey inuu yidhi: Ninbaa u yimid Nabiga (N.N.K.H), wuxuuna dhahay Rasuulkii Ilaahayow, waa maxay dagaalka jidka Ilaahay, midkaayo wuxuu u dagaalami cadho, wuxuuna u dagaalami qabyaalad? Markaasuu madaxiisa sare u qaaday, wxuu yidhi: madaxiisa sare umuu qaadin isagoo taagan mooyee, wuxuuna yidhi: cidii u dagaalanta inay kalimada Ilaahay sarreyso ayaa (u dagaalamay) jidka Ilaahay, sharaf iyo waynaanba Ilaahbaa lahe.