Xadiiska 21 aad

 حَدَّثَنَا سُلَيْمَانُ بْنُ حَرْبٍ ، قَالَ : حَدَّثَنَا شُعْبَةُ ، عَنْ قَتَادَةَ ، عَنْ أَنَسِ بْنِ مَالِكٍ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ ، عَنِ النَّبِيِّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ : ثَلاَثٌ مَنْ كُنَّ فِيهِ وَجَدَ حَلاَوَةَ الإِيمَانِ : مَنْ كَانَ اللَّهُ وَرَسُولُهُ أَحَبَّ إِلَيْهِ مِمَّا سِوَاهُمَا ، وَمَنْ أَحَبَّ عَبْدًا لاَ يُحِبُّهُ إِلَّا لِلَّهِ عَزَّ وَجَلَّ ، وَمَنْ يَكْرَهُ أَنْ يَعُودَ فِي الكُفْرِ ، بَعْدَ إِذْ أَنْقَذَهُ اللَّهُ ، مِنْهُ كَمَا يَكْرَهُ أَنْ يُلْقَى فِي النَّارِ

Waxa laga wariyey Anas ibnu Maalik (I.R.H) inuu ka wariyey Rasuulkii Ilaahay (N.N.K.H) inuu dhahay: Sadex shay ruuxa ay ku jiraan wuxuu helay macaanka iimaanka; in Ilaahay iyo Rasuulkiisu ahaadaan kuwo uu ka jecelyahay wixii kasoo hadhay oo dhan, inuu jeclaado qof uuna u jecelyahay Ilaahay dartiis iyo inuu naco inuu dib ugu laabto gaalnimo markuu Ilaahay ka badbaadiyey, siduu u necebyahay in lagu tuuro Naar.