Xadiiska 71 aad

حَدَّثَنَا سَعِيدُ بْنُ عُفَيْرٍ، قَالَ حَدَّثَنَا ابْنُ وَهْبٍ، عَنْ يُونُسَ، عَنِ ابْنِ شِهَابٍ، قَالَ قَالَ حُمَيْدُ بْنُ عَبْدِ الرَّحْمَنِ سَمِعْتُ مُعَاوِيَةَ، خَطِيبًا يَقُولُ سَمِعْتُ النَّبِيَّ صلى الله عليه وسلم يَقُولُ ‏”‏ مَنْ يُرِدِ اللَّهُ بِهِ خَيْرًا يُفَقِّهْهُ فِي الدِّينِ، وَإِنَّمَا أَنَا قَاسِمٌ وَاللَّهُ يُعْطِي، وَلَنْ تَزَالَ هَذِهِ الأُمَّةُ قَائِمَةً عَلَى أَمْرِ اللَّهِ لاَ يَضُرُّهُمْ مَنْ خَالَفَهُمْ حَتَّى يَأْتِيَ أَمْرُ اللَّهِ 

Mucaawiya waxa laga wariyey inu dhahay; waxaan maqlay Nabiga (N.N.K.H) oo leh: Cidii Ilaahay khayr la doono, diinta ayuu fahansiiyaa, aniguna qaybiye ayaan ahay, Ilaahaybaana wax bixiya, kamana tagayso Ummadani mid u taagan amarka Ilaahay oyna dhibaynin cida khilaafta illamaayo amarka Ilaahay ka imaanayo.