Xadiiska 43 

حَدَّثَنَا مُحَمَّدُ بْنُ المُثَنَّى ، حَدَّثَنَا يَحْيَى ، عَنْ هِشَامٍ ، قَالَ : أَخْبَرَنِي أَبِي ، عَنْ عَائِشَةَ ، أَنَّ النَّبِيَّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ دَخَلَ عَلَيْهَا وَعِنْدَهَا امْرَأَةٌ ، قَالَ : مَنْ هَذِهِ ؟ قَالَتْ : فُلاَنَةُ ، تَذْكُرُ مِنْ صَلاَتِهَا ، قَالَ : مَهْ ، عَلَيْكُمْ بِمَا تُطِيقُونَ ، فَوَاللَّهِ لاَ يَمَلُّ اللَّهُ حَتَّى تَمَلُّوا وَكَانَ أَحَبَّ الدِّينِ إِلَيْهِ مَادَامَ عَلَيْهِ صَاحِبُهُ

Caasha waxa laga wariyey inuu Nabigu (N.N.K.H) usoo galay ayadoo gabadh kale la joogto, wuxuu dhahay: Tani waa tuma? Waxay tidhi: waa heblaayo, ayadoo sheegaysa salaadeeda, wuxuu dhahay: jooji, korkiina waxa ah waxaad karaysaan, Ilaahbaan ku dhaartee, Ilaahay ma daalo (kama daalo bixinta ajarka) illamaayo aad idinku ka daashaan, wuxuuna diinta (cibaadada) ugu jeclaa waxa ruuxu joogteeyo.