Xadiiska aad  48 aad

 حَدَّثَنَا مُحَمَّدُ بْنُ عَرْعَرَةَ ، قَالَ : حَدَّثَنَا شُعْبَةُ ، عَنْ زُبَيْدٍ ، قَالَ : سَأَلْتُ أَبَا وَائِلٍ عَنْ المُرْجِئَةِ ، فَقَالَ : حَدَّثَنِي عَبْدُ اللَّهِ أَنَّ النَّبِيَّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ : سِبَابُ المُسْلِمِ فُسُوقٌ ، وَقِتَالُهُ كُفْرٌ

Cabdilaahi Ibnu Mascuud waxa uu ka wariyey Nabigii Ilaahay (N.N.K.H) inuu dhahay: Cayda ruuxa Muslimka waa faasiqnimo, dilkiisuna waa gaalnimo.

 

Xadiiska 49 aad

 أَخْبَرَنَا قُتَيْبَةُ بْنُ سَعِيدٍ ، حَدَّثَنَا إِسْمَاعِيلُ بْنُ جَعْفَرٍ ، عَنْ حُمَيْدٍ ، حَدَّثَنِي أَنَسُ بْنُ مَالِكٍ ، قَالَ : أَخْبَرَنِي عُبَادَةُ بْنُ الصَّامِتِ ، أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ خَرَجَ يُخْبِرُ بِلَيْلَةِ القَدْرِ ، فَتَلاَحَى رَجُلاَنِ مِنَ المُسْلِمِينَ فَقَالَ : إِنِّي خَرَجْتُ لِأُخْبِرَكُمْ بِلَيْلَةِ القَدْرِ ، وَإِنَّهُ تَلاَحَى فُلاَنٌ وَفُلاَنٌ ، فَرُفِعَتْ ، وَعَسَى أَنْ يَكُونَ خَيْرًا لَكُمْ ، التَمِسُوهَا فِي السَّبْعِ وَالتِّسْعِ وَالخَمْسِ

Cubaada ib nu saamit waxa uu ka warramay inuu  Nabigii Ilaahay (N.N.K.H) soo baxay, si uu uga warramo habeenka Laylatul qadriga, waxaase murmay laba nin oo Muslimiina, wuxuuna dhahay: waxaan usoo baxay inaan idiin ka warrmao habeenka Laylatul qadriga, waxaana murmay hebel iyo hebel, markaasaa sare loo qaaday, waxayna u dhowdahay inay idiin khayr roontahay, ku dedaala habeenka todobaad, sagaalaad iyo ka shanaad (tobanka habeen ee ugu danbeeya Ramadaan).