Xaalada ruuxa dhintay ee nolosha Barzakha waa laba nooc, waa xaalad nicmo iyo xaalad cadibaadeed. Waxa sifiican usoo koobaya Xadiiskan saxiixa ah ee kusoo arooray kitaabka Bukhaari, baabka tacbiir ar-ruyaa:-

Tusmo

Xadiiska 6640, Bukhaari, kitaabka Tacbiir, baabka tacbiir ru’yaa bacda salaat subxi.

صحيح البخاري » كتاب التعبير » باب تعبير الرؤيا بعد صلاة الصبح

سَمُرَةُ بْنُ جُنْدُبٍ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ قَالَ كَانَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ مِمَّا يُكْثِرُ أَنْ يَقُولَ لِأَصْحَابِهِ هَلْ رَأَى أَحَدٌ مِنْكُمْ مِنْ رُؤْيَا قَالَ فَيَقُصُّ عَلَيْهِ مَنْ شَاءَ اللَّهُ أَنْ يَقُصَّ وَإِنَّهُ قَالَ ذَاتَ غَدَاةٍ إِنَّهُ أَتَانِي اللَّيْلَةَ آتِيَانِ وَإِنَّهُمَا ابْتَعَثَانِي وَإِنَّهُمَا قَالَا لِي انْطَلِقْ وَإِنِّي انْطَلَقْتُ مَعَهُمَا وَإِنَّا أَتَيْنَا عَلَى رَجُلٍ مُضْطَجِعٍ وَإِذَا آخَرُ قَائِمٌ عَلَيْهِ بِصَخْرَةٍ وَإِذَا هُوَ يَهْوِي بِالصَّخْرَةِ لِرَأْسِهِ فَيَثْلَغُ رَأْسَهُ فَيَتَهَدْهَدُ الْحَجَرُ هَا هُنَا فَيَتْبَعُ الْحَجَرَ فَيَأْخُذُهُ فَلَا يَرْجِعُ إِلَيْهِ حَتَّى يَصِحَّ رَأْسُهُ كَمَا كَانَ ثُمَّ يَعُودُ عَلَيْهِ فَيَفْعَلُ بِهِ مِثْلَ مَا فَعَلَ الْمَرَّةَ الْأُولَى قَالَ قُلْتُ لَهُمَا سُبْحَانَ اللَّهِ مَا هَذَانِ قَالَ قَالَا لِي انْطَلِقْ انْطَلِقْ قَالَ فَانْطَلَقْنَا فَأَتَيْنَا عَلَى رَجُلٍ مُسْتَلْقٍ لِقَفَاهُ وَإِذَا آخَرُ قَائِمٌ عَلَيْهِ بِكَلُّوبٍ مِنْ حَدِيدٍ وَإِذَا هُوَ يَأْتِي أَحَدَ شِقَّيْ وَجْهِهِ فَيُشَرْشِرُ شِدْقَهُ إِلَى قَفَاهُ وَمَنْخِرَهُ إِلَى قَفَاهُ وَعَيْنَهُ إِلَى [ ص: 2584 ] قَفَاهُ قَالَ وَرُبَّمَا قَالَ أَبُو رَجَاءٍ فَيَشُقُّ قَالَ ثُمَّ يَتَحَوَّلُ إِلَى الْجَانِبِ الْآخَرِ فَيَفْعَلُ بِهِ مِثْلَ مَا فَعَلَ بِالْجَانِبِ الْأَوَّلِ فَمَا يَفْرُغُ مِنْ ذَلِكَ الْجَانِبِ حَتَّى يَصِحَّ ذَلِكَ الْجَانِبُ كَمَا كَانَ ثُمَّ يَعُودُ عَلَيْهِ فَيَفْعَلُ مِثْلَ مَا فَعَلَ الْمَرَّةَ الْأُولَى قَالَ قُلْتُ سُبْحَانَ اللَّهِ مَا هَذَانِ قَالَ قَالَا لِي انْطَلِقْ انْطَلِقْ فَانْطَلَقْنَا فَأَتَيْنَا عَلَى مِثْلِ التَّنُّورِ قَالَ فَأَحْسِبُ أَنَّهُ كَانَ يَقُولُ فَإِذَا فِيهِ وَأَصْوَاتٌ قَالَ فَاطَّلَعْنَا فِيهِ فَإِذَا فِيهِ رِجَالٌ وَنِسَاءٌ عُرَاةٌ وَإِذَا هُمْ يَأْتِيهِمْ لَهَبٌ مِنْ أَسْفَلَ مِنْهُمْ فَإِذَا أَتَاهُمْ ذَلِكَ اللَّهَبُ ضَوْضَوْا قَالَ قُلْتُ لَهُمَا مَا هَؤُلَاءِ قَالَ قَالَا لِي انْطَلِقْ انْطَلِقْ قَالَ فَانْطَلَقْنَا فَأَتَيْنَا عَلَى نَهَرٍ حَسِبْتُ أَنَّهُ كَانَ يَقُولُ أَحْمَرَ مِثْلِ الدَّمِ وَإِذَا فِي النَّهَرِ رَجُلٌ سَابِحٌ يَسْبَحُ وَإِذَا عَلَى شَطِّ النَّهَرِ رَجُلٌ قَدْ جَمَعَ عِنْدَهُ حِجَارَةً كَثِيرَةً وَإِذَا ذَلِكَ السَّابِحُ يَسْبَحُ مَا يَسْبَحُ ثُمَّ يَأْتِي ذَلِكَ الَّذِي قَدْ جَمَعَ عِنْدَهُ الْحِجَارَةَ فَيَفْغَرُ لَهُ فَاهُ فَيُلْقِمُهُ حَجَرًا فَيَنْطَلِقُ يَسْبَحُ ثُمَّ يَرْجِعُ إِلَيْهِ كُلَّمَا رَجَعَ إِلَيْهِ فَغَرَ لَهُ فَاهُ فَأَلْقَمَهُ حَجَرًا قَالَ قُلْتُ لَهُمَا مَا هَذَانِ قَالَ قَالَا لِي انْطَلِقْ انْطَلِقْ قَالَ فَانْطَلَقْنَا فَأَتَيْنَا عَلَى رَجُلٍ كَرِيهِ الْمَرْآةِ كَأَكْرَهِ مَا أَنْتَ رَاءٍ رَجُلًا مَرْآةً وَإِذَا عِنْدَهُ نَارٌ يَحُشُّهَا وَيَسْعَى حَوْلَهَا قَالَ قُلْتُ لَهُمَا مَا هَذَا قَالَ قَالَا لِي انْطَلِقْ انْطَلِقْ فَانْطَلَقْنَا فَأَتَيْنَا عَلَى رَوْضَةٍ مُعْتَمَّةٍ فِيهَا مِنْ كُلِّ لَوْنِ الرَّبِيعِ وَإِذَا بَيْنَ ظَهْرَيْ الرَّوْضَةِ رَجُلٌ طَوِيلٌ لَا أَكَادُ أَرَى رَأْسَهُ طُولًا فِي السَّمَاءِ وَإِذَا حَوْلَ الرَّجُلِ مِنْ أَكْثَرِ وِلْدَانٍ رَأَيْتُهُمْ قَطُّ قَالَ قُلْتُ لَهُمَا مَا هَذَا مَا هَؤُلَاءِ قَالَ قَالَا لِي انْطَلِقْ انْطَلِقْ قَالَ فَانْطَلَقْنَا فَانْتَهَيْنَا إِلَى رَوْضَةٍ عَظِيمَةٍ لَمْ أَرَ رَوْضَةً قَطُّ أَعْظَمَ مِنْهَا وَلَا أَحْسَنَ قَالَ قَالَا لِي ارْقَ فِيهَا قَالَ فَارْتَقَيْنَا فِيهَا فَانْتَهَيْنَا إِلَى مَدِينَةٍ مَبْنِيَّةٍ بِلَبِنِ ذَهَبٍ وَلَبِنِ فِضَّةٍ فَأَتَيْنَا بَابَ الْمَدِينَةِ فَاسْتَفْتَحْنَا فَفُتِحَ لَنَا فَدَخَلْنَاهَا فَتَلَقَّانَا فِيهَا رِجَالٌ شَطْرٌ مِنْ خَلْقِهِمْ كَأَحْسَنِ مَا أَنْتَ رَاءٍ وَشَطْرٌ كَأَقْبَحِ مَا أَنْتَ رَاءٍ قَالَ قَالَا لَهُمْ اذْهَبُوا فَقَعُوا فِي ذَلِكَ النَّهَرِ قَالَ وَإِذَا نَهَرٌ مُعْتَرِضٌ يَجْرِي كَأَنَّ مَاءَهُ [ ص: 2585 ] الْمَحْضُ فِي الْبَيَاضِ فَذَهَبُوا فَوَقَعُوا فِيهِ ثُمَّ رَجَعُوا إِلَيْنَا قَدْ ذَهَبَ ذَلِكَ السُّوءُ عَنْهُمْ فَصَارُوا فِي أَحْسَنِ صُورَةٍ قَالَ قَالَا لِي هَذِهِ جَنَّةُ عَدْنٍ وَهَذَاكَ مَنْزِلُكَ قَالَ فَسَمَا بَصَرِي صُعُدًا فَإِذَا قَصْرٌ مِثْلُ الرَّبَابَةِ الْبَيْضَاءِ قَالَ قَالَا لِي هَذَاكَ مَنْزِلُكَ قَالَ قُلْتُ لَهُمَا بَارَكَ اللَّهُ فِيكُمَا ذَرَانِي فَأَدْخُلَهُ قَالَا أَمَّا الْآنَ فَلَا وَأَنْتَ دَاخِلَهُ قَالَ قُلْتُ لَهُمَا فَإِنِّي قَدْ رَأَيْتُ مُنْذُ اللَّيْلَةِ عَجَبًا فَمَا هَذَا الَّذِي رَأَيْتُ قَالَ قَالَا لِي أَمَا إِنَّا سَنُخْبِرُكَ أَمَّا الرَّجُلُ الْأَوَّلُ الَّذِي أَتَيْتَ عَلَيْهِ يُثْلَغُ رَأْسُهُ بِالْحَجَرِ فَإِنَّهُ الرَّجُلُ يَأْخُذُ الْقُرْآنَ فَيَرْفُضُهُ وَيَنَامُ عَنْ الصَّلَاةِ الْمَكْتُوبَةِ وَأَمَّا الرَّجُلُ الَّذِي أَتَيْتَ عَلَيْهِ يُشَرْشَرُ شِدْقُهُ إِلَى قَفَاهُ وَمَنْخِرُهُ إِلَى قَفَاهُ وَعَيْنُهُ إِلَى قَفَاهُ فَإِنَّهُ الرَّجُلُ يَغْدُو مِنْ بَيْتِهِ فَيَكْذِبُ الْكَذْبَةَ تَبْلُغُ الْآفَاقَ وَأَمَّا الرِّجَالُ وَالنِّسَاءُ الْعُرَاةُ الَّذِينَ فِي مِثْلِ بِنَاءِ التَّنُّورِ فَإِنَّهُمْ الزُّنَاةُ وَالزَّوَانِي وَأَمَّا الرَّجُلُ الَّذِي أَتَيْتَ عَلَيْهِ يَسْبَحُ فِي النَّهَرِ وَيُلْقَمُ الْحَجَرَ فَإِنَّهُ آكِلُ الرِّبَا وَأَمَّا الرَّجُلُ الْكَرِيهُ الْمَرْآةِ الَّذِي عِنْدَ النَّارِ يَحُشُّهَا وَيَسْعَى حَوْلَهَا فَإِنَّهُ مَالِكٌ خَازِنُ جَهَنَّمَ وَأَمَّا الرَّجُلُ الطَّوِيلُ الَّذِي فِي الرَّوْضَةِ فَإِنَّهُ إِبْرَاهِيمُ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ وَأَمَّا الْوِلْدَانُ الَّذِينَ حَوْلَهُ فَكُلُّ مَوْلُودٍ مَاتَ عَلَى الْفِطْرَةِ قَالَ فَقَالَ بَعْضُ الْمُسْلِمِينَ يَا رَسُولَ اللَّهِ وَأَوْلَادُ الْمُشْرِكِينَ فَقَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ وَأَوْلَادُ الْمُشْرِكِينَ وَأَمَّا الْقَوْمُ الَّذِينَ كَانُوا شَطْرٌ مِنْهُمْ حَسَنًا وَشَطْرٌ قَبِيحًا فَإِنَّهُمْ قَوْمٌ خَلَطُوا عَمَلًا صَالِحًا وَآخَرَ سَيِّئًا تَجَاوَزَ اللَّهُ عَنْهُمْ

 

Sumrah ibnu Jundub waxa laga wariyey inuu yidhi; “Rasuulkii Ilaahay (scw) wuxuu ahaa mid badiya inuu waydiiyo asxaabtiisa, midkiin ma arkay riyo, waxa u warrami jiray cidii Allah donay ee u warrantay,” wuxuuna maalin barqo a yidhi: ” waxa xalay ii yimid laba ii yimid (laba Malag), wayna ila baxeen, waxayna igu dhaheen ina keen, waanan la baxay macooda ayaga, waxaan dul tagnay nin jiifa mise waxa la dul taaagan dhagax mid kale, wuxuuna dhagaxa kusii daynayaa madaxiisa, waxa qarxaya madaxiisa markaasuu dhagaxii turturoonayaa, dhagaxii ayuuna daba galayaa wuuna soo qaadanayaa, kuma soo laabanayo ilaa uu madaxiisii kusoo noqdo siduu ahaa, kolkaasbuu soo noqonayaa ninkii oo ku dhufanayaa sidii markii hore oo kale, wuxuu yidhi (nabigu) waxaan idhi; subxaanAllah, waamxay labadani? waxay igu dhaheen; ina keen inakeen!! wuxuu yidhi-, waan baxnay anagoo kor nimid nin afka u jiifa, mise nin kale ayaa la dul taagan kalibada (maqas) xadiid ah, mise wuxuu u imanayaa mid kamid ah labadiisa dhaban, markaasuu jeexjeexayaa dhabankiisa ilaa uu kaa gaadhayo qoortiisa, iyo sankiisan ilaa uu ka gaadhayo qoortiisa, iyo ishiisan ilaa qoortiisa, wuxuu yidhi, waxa laga yaabaa inuu Aburajaa yidhi; wuu ku jeexjeexayaa, wuxuu dhahay (nabigu); markaasuu isu rogayaa jeeniga kale, wuxuuna ku samaynayaa sidii jeenigii hore oo kale, markuu ka faaruqo jeenigaas mise jeenigii kale wuxuu kusoo noqonayaa sidii uu ahaa, kolkaasbuu ku celinayaa sidii uu falay markii hore oo kale,  waxaan idhi; subxaanAllah, waamxay labadani? waxay igu dhaheen; ina keen inakeen!! wuxuu yidhi; waan baxnay anagoo tagnay wax u eeg sida moofada,  wuxuu yidhi (saxaabigii) waxaan u malaynayaa inuu yidhi: waxaana ahaaday meeshaas qaylo iyo codad, wuxuu yidhi (nabigu) waan fiirinay hosteeda mise waxa ahaaday niman iyo dumar qaawan, mise waxa soo gaadhay dab kaga yimid xaga hoose, kolkuu holacaas soo gaadhu ayey qaylinayaan, waxaan idhi: maxay ahaayeen kuwan? waxay dhaheen: ina keen ina keen, wuxuu yidhi; waan soo baxnay, waxaanan nimid (aan filaayo inuu yidhi) wabi cas sida  dhiiga, wabigana waxa ahaaday mid dabaalanaya, waxaana ahaaday qarka wabiga nin oo urursaday dhagxaan farabadan, markuu kii dabaalanayey uu soo dabaasho ayuu u imanayaa kii dhagxaanta ururshay, kolkaasbuuna afkiisa u furayaa oo isna ku tuuraya dhagaxii, wuuna tagayaa isagoo dabaalanaya wuuna soo laabanayaa, markasta oo uu soo laabtana, afkiisu kala furayaa waxaanu ugu ridayaa dhagax, waxaan idhi: maxay ahaayeen labadani? waxay dhaheen: ina keen ina keen, wuxuu yidhi; waan soo baxnay, waxaanan utagnay nin la nacayo aragiisa, nin aad aragto ka ugu nacebtahay , waxaana agtiisa ah dab uu holcinayo oo uu ku dul wareegayo, waxaan idhi: muxuu yahay ninkan? waxay dhaheen: ina keen ina keen, wuxuu yidhi; waan soo baxnay, waxaan nimid beer ay dhirteedu is dabooshay, oo ay dhexdeeda ahaatay madabyo dhamaanteed, waxaana beerta dhexdeeda taagan nin dheer oo ay ku dhowdahay inaan arko madaxiisa dhererkiisa jira xaga samada awgeed, waxaana ninka hareerihiisa ahaaday caruur aad u tiro badan oon badnaantooda aanan arkin waligay, waxaan idhi: muxuu yahay kani? maxay yihiin kuwaasina? wuxuu yidhi; waxay idhaheen; ina keen ina keen, waanu baxnay oon ku dhamaanay beer wayn, oonaan arkin beer ka wayn waligay iyo mid ka wanaagsan toona, wuxuu yidhi (nabigu) waxay idhaheen; fuul, waanan fuulnay, waxaanan ku dhamaanay magaalo ka dhisan laban dahab ah iyo laban fido ah, waxaan nimid albaabka magaalada, oon dalbanay in nalaga furo waana nalaga furay, waan galanay oo la kulanay rag qayb kamid ah jidhkoodu ay tahay wax la arko ka ugu fiican, iyo qaby ah wax la arko ka ugu xun, wuxuu yidhi (nabigu) waxay labadii malag ku dhaheen; taga oo gala wabigaas, wuxaanu yidhi (nabigu) mise waxa ahaaday halkaas wabi u soconaya ballac, biyihiisana aad moodo caano cad, wayna tageen oo ku dhaceen naguna soo laabteen, ayago xumaantii ay katagtay oo noqday suuradii ugu fiicanayd, waxyna igu dhaheen, tani waa Jannada Cadan, tanina waa gurigaagii, waxaanan fiiriyey meel sare oo fog, mse waxa ahaaday qasri aad moodo daruurta cad, wuxuu yidhi (nabigu) waxay dhaheen; kaasi waa gurigaagii, waxaan idhi; ilaahay haydin barakeeyey, i daaya aan galee, waxay dhaheen; iminka maya, waadse gali doontaa, wuxuu yidhi (nabigu) waxaan ku dhahay; waxan arkay tan iyo xalay arrin yaableh, ee muxuu ahaa waxaan arkay? wuxuu yidhi (nabigu) waxay igu dhaheen: waan kuu sheegi, ninkii koowaad ee madaxiisa lagu dhufanayey dhagaxa wuxuu ahaa nin baranaya (qadanaya) Quraanka oo diidaya, kana seexanaya salaada faralka ah, ninkii kale ee aad dul tagtay ee la jeexjeexayey dhabankii, sankiisa iyo ishiisaba ilaa qoortiisana waa nin ka kallaha gurigiisa oo sheegaya been gaadhaysa daafaha dhulka, nimankii iyo dumarkii qaawanaa ee ku jiray wixii u eekaa moofadana waa zinoolayaasha, ninkii wabiga dabaalanayey ee aad dul tagtayna ee dhagaxa loogu ridayey afkana wuxuu cunaa Ribada, ninkiise muuqaalkiisa la karaahiyeysanaayey ee dabka hurinayey ee dul wareegayeyna waa Maalik, khasnad hayaha naarta Jahannama,  ninkiise dheeraa ee beerta joogayna wuxuu ahaa Ibraahiim (scw), caruurtii hareertiisa joogtayna waxay ahaayeen ilmo kasta oo Fidrada (islaamnimada) ku dhintay, wuxuuna yidhi; qaar muslimiin ah ayaa yidhi; caruurta gaaladana ka warran? wuxuu yidhi rasuulkii Ilaahayna (scw): iyo caruurta gaalada, qoomkii ay qab kamid ahina ay wanaagsanayd, qaybkalena ay xumayd waa kuwa isku dhex daray camal wanaagsan iyo camal xun, oo Ilaahay u dhaafay.