Bisha barakaysan ee Ramadaan waxay ku baagantahay inshallah 6 June maalin Isiniin ah, waxa dhici kara inay kasoo hormarto oo ay bisha Shacbaan ku dhamaato 29 maalmood, si kastaba ha ahaatee waxaad kala socontaan isbadalka ku yimaada taariikhda mareegtan Islaamiga www.gaaldiid.com

 

Waydiintaada noogu soodir halkan:- Kala Xidhiidh