Sadex iyo toban haweena oo loogu bishaareeyey Jannada

Bismillah, waxaynu maqalnaa marar badan tobanka saxaabi ee loogu bishaareeyey Jannada ayagoo nool oo dhulka jooga, hadaba ma maqashay sadex iyo tobanka dumar ee ayagana Jannada loogu bishaareeyey. Khadiija bintu Khuweylid Xaaskii nabiga (scw)...

Mucjisada Qaabka loo gawraco xoolaha ee Islaamka

Cunida Dhiigu waa ku xaaraan diinta Islaamka: Diinta Islaamka waa ku xaaraan in la cuno ama la cabo dhiiga xoolaha, sida Allah uu ku sheegay Quraanka kariimka ah: حُرِّمَتْ عَلَيْكُمُ الْمَيْتَةُ وَالدَّمُ وَلَحْمُ الْخِنزِيرِ.....

Ma Ogtahay in Islaamku sare u qaaday Sharafta Haweenka?

Ma Ogtahay in diinta Islaamku sare u qaaday Sharafta Haweenka Muslimaadka ah? – Ma Ogtahay walaalka Muslimka ahoow in hooyadeen Ummu-salama ahayd haweenay u dooda xuquuda dumarka, waxay maalin utagay Rasuulkii Ilaahay (scw) waxayna...

Daawo qaabka ay ku islaamtay islaan Yahuudiyada ah?

Bismillah, waxaan kasoo xiganay muuqaal uu duubay Sheekh Caa’id Alqarni Ilaahay ha xifdiyee ayaa wuxuu dhahay: Waxa jiray nin u dhashay dalka Sudan, wuxuu daganaa isaga iyo xaaskiisuba wadanka Maraykanka, isagoo wax ka baranayey,...

Taariikhda Masaajidka Qudus 2 aad

Taariikhdii Qudus ee Islaamka kahor, cidii ugu horeysay ee dagtay iyo sidii reer banu Israa'iil ku yimaadee Filasdiin. Taariikhdii Nabiyadii Ibraahiim, Isxaaq, Yacquub, Yuusuf, Muuse, Yuushac...

Daawo siduu nabigeenu (scw) runta u sheeg!!

Saacadii Qiyaame way soo dhowaatay, wuxuuna nabigeenu inoo sheegay in Masiikh Dajaal soo baxayo oo uuna imanayo duleedka  magaalada Madiina balse Malaa’ikta Ilaahay u diidayso inuu ugudb Madiina, wuxuuna dhahay: عَنْ مِحْجَنِ بْنِ الْأَدْرَعِ...

Skip to toolbar