Xabaashu ma socotee naftaa socota!!

Bismillah, Ilaahaybaa mahada iska leh, waxaan ku sallinaynaa nabigeena Muxamed (scw) inuu Allah naxariis iyo nabadgalyo korkiisa uu yeelo, isaga, ehelkiisii, saxaabadiisii iyo dhamaan muslimiinta raacday jidkiisii. Assalama Calaykum wa raxmatuAllah wa barakaatuhuu.  ...

Kaftanka islaamiga ah. [Siduu nabigu u kaftami jiray?]

Bismillah: Inkasta oo nabiga xabiibka Muxamed (scw) uu ahaa mid kamida nabiyada Ilaahay, hadana waxa soo mari jiray dareemayaal insaaniya oo ka turjumaysa shucuurtiisa bani aadamnimo, sida inuu farxo, qoslo, ooyo, murugoodo. Hadana walaalayaal...

Tuug isku dayday inay xadaan jidha nabiga (scw) maxaa asiibay?

Bismillaah: Dhacdada 1 aad: Sida lagu xusay kitaabka (مفيد العباد سواء العاكف فيه والبادي) ee uu qoray Sheekh Axmed Bashiir, isagoo kasoo xiganaya kitaabka (Wafaa’il wafaa’ fii fii akhbaari daari almustafa, li sheekh Samhuudi)...

Waa kuma Imaam Axmed ibnu Ibrahim Alghazi (Gurey).

Imaam Axmed ibnu Ibraahiim Al-Ghazi, kuna magac dheer Imaam Axmed Gurey, wuxuu ahaa Alle ha unaxariistii halgamaa iyo geesi soomaaliyeed, wuxuuna ahaa ninkkii furtay Ardal Xabash. Imaam Axmed wuxuu ka dhashay qoys muslima oo...

Yaab! Gabadh dhashay ilmo aanay hooyo u ahayn!!

Suurtagal matahay in gabadh ay dhasho ilmo aanay hadana hooyo u ahayn? Bismillah, walaalayaal su’aashan ma la yaabantahay? dabcan aniguba mudo dheerbaan fajacsanaa, waxaan filayaa inaad maqasheen xadiis caan ah oo ka sugan nabigeena...

Skip to toolbar