Xikmadaha Xajka iyo Sirtiisa

Walaalka ama Walaasha Muslimka ahow: Waxa xikmada Ilaahay kamid ah ee uu ku sharciyeeyo cibaadooyinka inuu uyeelay faa’idooyin aad u waaweyn iyo xikmado qiimo leh. Xajkuna sidiisaba waa cibaadooyinka waaweyn ee ruuxa Muslimka ah...

Fadliga Xajka iyo Cumrada

Ilaahay subxaanahu wuxuu adoomadiisa u yeelay camalo iyo cibaadooyin lagu mudanay naxariistiisa iyo raali ahaanshihiisa, waxa kamida camaladaas lagu helayo abaalmarka wayn cibaadada Xajka iyo Cumrada, wuxuu ruuxu tagayaa baytka Ilaahay isagoo ay culeysisay danbiyo...

Xukunka Xajka iyo Shuruudihiisa

Xukunka Xajka iyo Shuruudihiisa:   Xajku waa tiir wayn oo kamida tiirarka Islaamka, oo Ilaahay (s.w.t) uu ku waajibiyey ruuxa Muslimka ah ee awooda: وَلِلَّـهِ عَلَى النَّاسِ حِجُّ الْبَيْتِ مَنِ اسْتَطَاعَ إِلَيْهِ سَبِيلًا ۚ وَمَن كَفَرَ...