Ma goyn karaa qof ehelkayga ah oo i xumeeyay?
Badanaa waxa soo noqnoda qof dhahaya waxa i dhiba marwalba cid ehelkayga ah, anigoo wanaajinaya oo lacag siinaya, hadana qofkaasi
Badanaa waxa soo noqnoda qof dhahaya waxa i dhiba marwalba cid ehelkayga ah, anigoo wanaajinaya oo lacag siinaya, hadana qofkaasi
Cadaabka Qabriga Ilaahay ha inaga badbaadiyee waxa jira dhawr arrimood oo kaa badbaadinaya hadii aad la timaado: Akhrinta Suuratu Tabaarak
Ayadoo muslimiintu gudanayaan waajibaadka xajka ayaa nin reer baadiye ah uu qamiiskiisii faytay kadibna wuxuu ku kaadiyay ceelka zamzamka, markii
Qays wuxuu noolaa bilowgii islaamka, wuxuu dhashay sanadkii 24 aad ee hijriga, wuxuu jeclaaday gabar ay ilmo adeer yihiin oo
Saxaabiga Sayid binu Khaarija Al-ansaari wuxuu kamid ahaa saxaabadii ka qaybgashay dagaalkii Badar, waana saxaabigii isagoo dhintay hadana hadlay. Imaamu
Waa kuwama Umawiyiintu? Umawiyiintu waxay ku abtirsadaan Umaya binu Cabdi Shamsi binu Cabdi Manaaf, waxay ilmo adeer yihiin reer bani
Markuu bilaabmayay qarnigii cusbaa ee hijriga 1400 sano kadib hijradii rasuulka scw, maalintii 1aad ee bisha 1aad ee Muxarram kuna
Jinku waa makhluuq kamida makhluuqayada Ilaahay abuuray, waana adoomo lagu kallifay inay adeecaan Ilaahay iyo rusushiisa. Sida bani Aadaamka waxay
Bukhtanasar, Nabukhadnasar. Bukhtanasar waa mid kamida afartii boqor ee aduunka ka taliyay, wuxuu caan ku ahaa inuu duulaan ku qaaday
Namruud wuxuu ahaa nin ku kibray Dhulka, waana mid kamida afartii boqor ee dhulka xukumay kadib duufaankii nabi Nuux cs.