Geesiyadii Muslimiinta, Cabdilaahi ibnu Zubeyr

Qeexid kooban: Cabdilaahi ibnu Zubeyr wuxuu ahaa saxaabi geesiya, mujaahid ah, caabid ah, caalim ah, amiirkii mu’miniinta ee maamulayey dawladii islaamiga ahayd. Cabdilaahi ibnu Zubeyr cibaadadiisii badnayd waxa kamid ahayd: Camru ibnu Diinaar wuxuu...

Al-khansaa, Tamaadur bintu Camru

Bismillaah, walaalayaal haweenaydan magaceeda la dhaho Al-Khansaa waxay ahayd gabadh ku caan baxday suugaanta baroordiiqda ah ee ay u tirisay aabaheed iyo walaaladeed Sakhar iyo Mucaawiya. Al-Khansaa oo u barooranaysay walaalkeed Sakhar afartan sanadood...

Taariikhdii saxaabigii milyaneerka ahaa

Cabdiraxmaan ibnu Cawf (I.R.H) Bismillah, walaalayaal waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka, assalaama calaykum wa raxmatulAllahi wa barakatuhu, oo macanheeduna yahay nabadgalyo, naxariis iyo barakooyin katim xaga Allah korkiina ha ahaato. Walaalayaal, dadka qaar ayaa...

Qisadii asxaabul Acraaf

Asxaabta Acraafku waa dadkii danbigoodii iyo xasanaadkoodiiba ay isku mid noqdeen. Wxay istaagayaan meel sare oo ay ka arkayaan asxaabta jannada iyo asxaabta naartaba.

Skip to toolbar