Gabadh kamid ah ehelka Jannada MaashAllah!!

Bismillah, ma ogtahay walaalka muslimka ahow iyo walaasha muslimada ahay in ruuxa samirka badan ee aduunyada dhibta kusoo gaadha uu ku dhaxlaayo Jannada. Inaad Jannada gasho maaha wax sahlan ee dadkii hore waxay u...

Kalkaalisadii ugu horeysay ee Aduunka.

РWaa tuma Kalkaalisadii ugu horeysay ee Aduunka? Kalkaalisadii ugu horeysay waqtigan casriga ah waxa la odhan jiray Florence Nightingale, waxay ahayd gabadh u dhalatay wadanka Igiriiska, kana qaybgashay dagaalkii Crimean War, oo dhacay inti...

Umu Camaara, Haweenay kun nin u dhiganta.

Umu Camaara, Haweenay kun nin u dhiganta. Bismillah: Haweenaydan ka qiimaha badani  waa Umu-Camaara, Nusayba bintu Kacab ibnu Camru ibnu Cawf ibnu Manduul. Waa saxaabiyad reer Ansaareed ah, kana ah qabiilka reer Khazraj, ee...

Ninkii Afkiisa Malaa’iktu ka hadashay!!

Ninkii Afkiisa Malaaiktu ka hadashay: Si aad u daawato ku dhufo lifaaqan: Daawo Bismillah, magaca Ilaahay ayaan ku bilaabaynaa, anagoo ku sallinayna xabiibkeena Muxamed inuu Allah nabadgalyo iyo naxariis korkiisa yeelo, isaga, ehelkiisa, saxaabadiisa...

Skip to toolbar