Tajwiidka

Kitaabka Tajwiidka oo ku qoran Afsoomaali, halkan ka akhriso ama kala soo dag pdf.

Kitaabka Jannada Raxmaanka

Kitaabka Jannada Raxmaanka wuxuu ka warramayaa nicmada Ilaahay ku diyaariyey Jannada, waxa kitaabkan qoray Sheekh Abdulaziz Mohamed Oogle. Xagan hoose ka akhriso hoose kitaabka.

Kitaabka Caqiida Caruurta Islaamka

Kitaabkan yar wuxuu ka koobanyahay 30 su'aalood oo aad ugu muhiima in caruurta islaamku ay bartaan, waa bilowga caqiidada qofka muslimka ah. Kitaabkan wuxuu ku qoranyahay Afcarabi iyo Afsoomaali.

Xisnul Muslimka Carabi

Kitaabka Xisnul Muslimka ama dhufyaska muslimka waa kitaab yar oo ducooyin badan ku diiwaangashan yihiin. Kitaabkan waa mid Ilaahay barakeeyey,

Matniga Abi shujaac

Matniga Abi Shajaac waa kitaab kuusoo koobaya fiqiga Shaaficaga. Sida la ogsoonyahay dadka soomaaliyeed madhabtoodu waa Shaafici, sidaas darteed kutubada