Kitaabka Xaqiiqda Kiristaanka

$2.00

Kitaabkan wuxuu ka warramayaa qaabka ay Masiixiyiintu ama Kiristaanku ay u badaleen kutubtooda una xarrifeen, waxa kale oo uu cadaynayaa xaqiiqda dabiicadii nabi Ciise (scw) sidoo kale waxaad ka dhex helaysaa kitaabkan farsamooyinka casriga ah ee ay Masiixiyiintu ku kiristaanaysiiyaan dadka Soomaalida.

Qaarada Afrika waxa kusoo qulqula boqolaal kun oo baadariyo faafinaya diinta Kiristaanka, ayagoo qorsheystay inay Kiristaanaysiiyaan dhamaan qaarada oo dhan. Ilaa iyo hadana waxay u muuqataa inay guulo waaweyn kasoo hooyeen dadaalkoodii.
Hadaba waxa waajib noqotay inaan umadeena ka baraarujino weerarkaas oo aanu usoo bandhigno kitaab sharraxaya tiirarka ugu muhiimsan diinta Kiristaanka, qaab dhaqankooda, tabooyinka ay adeegsadaan iyo sidii looga gaashaaman lahaa weerarkaas.

Description