KITABKA CILMIGA (CADADKA SADEXAAD EE KITAABKA SAXIIX AL-BUKHAARI)

 #MAGACA BAABKA  #MAGACA BAABKA  #MAGACA BAABKA
(1) CIDA LA WAYDIIYO SU’AAL ISAGOO MASHQUULSAN  (2) IN WAXBARISTA CODKA SARE LOO QAADO  (3) WEEDHA AH WUU NOO WARRAMAY 
(4) OGOLAANSHAHA IN MACALINKU WAYDIIYO SU’AAL ARDAYDIISA  (5) CILMIGA MAXAA KUSOO AROORAY? (6) IN LOO QORI KARO WARQAD MADAXDA
(7) CIDA FADHIISATA XALQADA GADAASHEED (8) WAXA BADAN KU MAQAN OO UGA FAHAN BADAN KU JOOGA (9) CILMIGA OO LA QAYBIYO
(10) IN LOO SUNTO CILMIGA MAALMO U GAAR AH (11) CIDII ILAAHAY KHAYR LA DOONO DIINTU FAHANSIIYAA (12) CILMIGA OO LA FAHMO
(13) JAMASHADA CILMIGA IYO XIKMADA (14) WIXII KUSOO AROORAY NABI MUUSE IYO KHADAR (15) WEEDHII NABIGA (ILAAHOW BAR KITAABKA)
(16) GOORMAA ILMAHA YAR LA DHAGAYSANAYAA? (17) IN LOO SAFRO CILMIGA (18) FADLIGA CIDA WAXBARATA EE SII BARTA
(19) CILMIGA OO SARE LOO QAADO IYO JAHLIGA OO SOO IF BAXA (20) FADLIGA CILMIGA  (21) AYADOO LA TAAGANYAHAY IN LA FATWOODO
(22) IN LAGU FATWOON KARO ISHAARADA GACANTA (23) NABIGA OO KU BOORIYEY WAFDIGA INAY ILAALIYAAN IIMAANKA  (24) IN LOO SAFRO CILMIGA
(25) IN LOO BARATAMO CILMIGA (26)  IN LA CADHOODO MARKAAD WAX XUN ARAGTO XILLIGA WAXBARASHADA (27) IN MACALINKA LA HOR FADHIISTO
(28) IN WARKA SADEX JEER LAGU CELIYO SI LOO FAHMO (29)  IN NINKU WAX BARO REERKIISA (30) IN LA WAANIYO HAWEENKA
(31) IN LAGU DADAALO XADIISKA (32) SIDA CILMIGA LOO QABANAYO (33) IN DUMARKA LOO QOONDEEYO MAALIN AY WAXBARTAAN
(34) CIDA ARRIN MAQASHA EE KU NOQOTA SI AY U HUBSATO (35) KAN JOOGAA HA GAADHSIIYO KA MAQAN (36)  CIDA KA BEEN ABUURATA NABIGA (N.N.K.H)
(37) IN CILMIGA LA QORI KARO (38) IN LAYS WAANIYO HABEENKA (39) IN LOO SOO JEEDO CILMIGA HABEENKII
(40) XIFDINTA CILMIGA (41) IN CULUMADA LOO AAMUSO (LA DHAGAYSTO) (42)  IN CILMIGA ILAAHAY LOO NISBEEYO
(43) IN CAALIMKA OO FADHIYA WAX LA WAYDIIN KARO (44) IN LAGU FATWOON KARO DHAGAX TUURKA AGTIISA (45) CILMIGA WAX YARBAA LAYDIN SIIYEY
(46) IN LAGA TAGO WAXYAALAHA QAAR DADKA OO AAN FAHMAYN DARTEED (47) IN CID GAARA CILMI LAGU GAARYEELI KARO AYADOO LAGA CABSANAYO INAAN LA FAHMIN (48) CILMIGA IYO XISHOODKA
(49) CIDA KA XISHOOTA ARRIN EE CID KALE FARTA IN LOO WAYDIIYO (50) IN LAGU FATWOODO MASAAJIDKA (51) IN LAGU JAWAABI KARO JAWAABO WAYDIINTA KA BADAN
Skip to toolbar