[huge_it_videogallery id=”21″]
Ducada Xirashada Dharka:
(Akhriso, Dhagayso ama Daawo)
{ : الحَمْدُ لله الذِي كَساني هذا( الثوب ) ورَزَقَنِيه مِنْ غَيْرِ حَوْلٍ مِنّي ولا قُوةٍ}
{Alxamdu lillaahilladii kasaanii haadaa, {al-thawba} wa rasaqaniihi min qayri xawlin minnii walaa quwwah}
(1) Mahad waxay u sugnaatay Eebe, kaasoo ii xiray kan (Maradan) iguna arzaaqay iyadoon jirin xeelad iyo awood ka ahaatay xagayga.
Ducada Xirashada Maro cusub:
{ اللَّهُمَّ لَكَ الحَمْدُ أَنْتَ كَسَوتَنِيه،أسْألك مِنْ خَيرِهِ وخَيْرَ ما صُنع لَهُ،وأعُوذُ بِكَ مِنْ شرِّه وشَرَّ ما صُنِعَ لَهُ}
Allaahumma lakal-xamdu anta kasowtaniihi, As-aluka min khayrihi, wa khayri maa sunica lahu, wa acuudu bika min sharrihi,wa sharri maa sunica lahu.
(2) Eebow mahad baa kuu sugnaatay, adigaa ii xiray (maradan) , waxaan ku waydiisanayaa khayrkeeda iyo khayrka loo sameeyay, waxaana kaa magangalayaa sharkeeda iyo sharka loo sameeyay.
Ducada Ruuxa Xirtay Dhar Cusub:
{ إلبِسْ جَدِيداً وعِشْ حميداً ومُتْ شهيداً}
Ilbas Jadiidan, wa cish Xamiidan wa mut Shahiidan.
(3) Xiro wax cusub, Noolow adigoo lagu mahadiyo, Dhimana adigoo Shahiid ah.
{تُبْلي ويَخْلِفُ الله تعالى}
Tublii wa yukhlifallahu tacaalaa.
(4) way idlaan, Eebana kor ahaayee badalkeed ayuu keeni.
Ducada Markuu dhigayo Maryaha:
{بسم الله}
Bismillaah
(5) Magaca Ilaahay ayaan ku Bilaabayaa (ku bixinayaa)
- Irwaa Al-qaliil 7/47
- Shamaa’il Tirmadi Lil-Albaani Bogga 47
- Ibnu Maajah 2/1178, Baqawi 12/41
- Abu-Daawuud 4/41
- Tirmadi 2/505