Ducooyinka Warwarka, Walbahaarka, Walaaca iyo Dhibaatada.

اللهم إني عبدك ابن عبدك ابن أمتك ناصيتي بيدك، ماضِ في حكمك ، عدل في قضاؤك ،أسألك بكل اسم هو لك سميت به نفسك أو أنزلته في كتابك ، أو علمته أحداً من خلقك أو استأثرت به في علم الغيب عندك أن تجعل القرآن ربيع قلبي ، ونور صدري ،وجلاء حزني وذهاب همي

allahumma innii cabduka bnu cabdika bnu amatika naasiyatii biyadika maadin fiyya xukmuka, cadlun fiyya qadaauka as-aluka bikullismin huwa laka sammaytahu bihi nafsaka aw anzaltahu fii kitaabika aw callamtahu axadan min khalqika aw istatharta bihi fii calmil-qaybi cindaka antajcala alquraana rabiica qalbii wa nuura sadrii wa jalaa-a xuznii wa dahaaba hammii

Rabbiyoow Anigu waxaan ahay Adoonkaaga, iyo wiilkii adoonkaaga, iyo wiilkii adoontaada, foodaydu (hogaagkaygu) waxay ku sugantahay gacantaada, xukunkaagu wuu igu socdaa qadarkaaguna (waxa aad ii qadarto) waa cadaalad dhexdayda, waxaan kugu weydiisanayaa magac kasta ood leedahay, kaas ood u bixisay naftaada amase aad kusoo dajisay kitaabkaaga dhexdiisa, amase aad bartay qof kamid ah uunkaaga amase aad ku gaar yeeshay agtaada cilmiqaybka dhexdiisa, in aad ka yeesho Quraanka weyn qaboojiyaha qalbigayga, iyo nuurka laabtayda, iyo faydaha walbahaarkayga, iyo tagsiiyaha murugadayda ama walwalkayga”.

اللهم إني أعوذ بك من الهم والخزن ، والعجز والكسل والبخل والجبن ، وضلع الدين وغلبة الرجال

Allahumma innii acuudu bika minalahammi walxuzni, walcajzi walkasli walbukhli waljubni, wa dalaci addayni wa qalabati arrijaal.

Ilaahayow waxaan kaa magan galayaa warwarka iyo murugada, caajisnimada, wahsiga, bakhaylnimada, fulaynimada, culays daymeed iyo waxa ka awood bata raganimada (muran iyo waxaan xaq ahayn oo lagu sallid)

لا إله إلا الله العظيم الحليم ، لا إله إلا الله رب العرش العظيم ، لا إله إلا الله رب السموات ورب العرش الكريم

{laa ilaaha illallaahu al-cadiimulxaliim, laa ilaaha illallaahu rabbul carshil cadiim, laa ilaaha illallaahu rabbussamaawaati wa rabbul-ardi wa rabbulcarshil-kariim}

Ilaah xaq lagu caabudo ma jiro aan ahayn Eebaha way ee dulqaadka badan, Ilaah xaq lagu caabudo ma jiro aan ahayn Eebaha carshiga wayn, Ilaah xaq lagu caabudo ma jiro aan ahayn rabbiga samaawaadka iyo rabbiga carshiga wanaagsan leh.

اللهم رحمتك أرجو فلا تكلني إلى نفسي طرفة عين ِ وأصلح لي شأني كله لا إله إلا أنت

Allahumma Raxmatuka arjuu falaa takilnii nafsii darfata cayn, wa aslix lii sha’nii kullahu laa ilaaha illaa anta.

Ilaahayow naxariistaada ayaan rajaynayaa ee haygu sii dayn naftayda hal ilbidhiqsi, iina hagaaji arrimahayga oo dhan, ilaah xaq lagu caabudo ma jiro aan adiga ahayn.

لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين

Laa ilaaha Illaa anta subxaanaka innii kuntu mina al-daalimiin.

Ilaah xaq lagu caabudo ma jiro adiga mooyee, waad nasahantahay Eebow, aniguna waxaan ka mid kuwa naftooda ku gardarrooday.

الله الله ربي لا أشرك به شيئاً

Allah Allah Rabbii laa ushriku bihii shay’an.

Ilaahayow, Ilaahayow Rabbigaygooow, cidna kulama wehel yeelayo.