[huge_it_videogallery id=”24″]

Akhriso, Dhagayso ama Daawo.

Ducada Wayso qaadashada ka hor:

{بسم الله}

Bismillah

(1) Magaca Eebe yaan ku bilaabi (ku waysaysan) 


Ducooyinka Wayso Qaadashada ka dib:

{أشهد أن لا إله إلا الله وحده لا شريك له ، وأشهد أن محمداً عبده ورسوله}

Ashahadu an laa’ilaaha illaaAllah waxdahu laa shariika lahu, wa ash-hadu an Muxamadan Cabduhu wa Rasuuluhu.

(2) Waxaan qirayaa in Ilaah xaq lagu caabudo aanu jirin Allah mooyaane, waana kaligii cidina waxa lama wadaagto, waxaan kale oon qirayaa in Muxamad yahay Adoonkiisii iyo Rasuulkiisii.

{اللهم اجعلني من التوابين واجعلني من المتطهرين}

Allahuma ijcalnii mina tawaabiina wajcalnii minal mutadahiriin.

(3) Eebow iga yeel kuwa toobad keenka badan, igana yeel kuwa is daahiriya.

{سبحانك اللهم وبحمدك أشهد أن لا إله إلا أنت أستغفرك وأتوب إليك}

Subxaanaka Allahuma wabixamdika ash-hadu an laa’ilaaha illaa Anta wa Astaqfiruka wa atuubu Ilayka.

(4) Allow adigaa ka nasahan xumaan iyo nuqsaanba Mahadna leh, waxaan qirayaa in Ilaah xaq lagu caabudo jirin adiga mooyee, waxaan ku waydiisanayaa danbi dhaaf, wanaan kuu toobad keenaya.


  1. Irwaa Alqaliil, 1/122 .
  2. Muslim 1/209.
  3. Tirmidi 1/78.
  4. Nisaa’i Bogga 73.