[huge_it_videogallery id=”23″]

Dhagayso, Daawo ama Akhriso

Ducada tagidda Masaajidka: 

اللهم أجعل في قلبي نوراً , وفي لساني نوراً , وفي سمعي نوراً , وفي بصري نوراً , ومن فوقي نوراً , ومن تحتي نوراً , وعن يميني نوراً , وعن شمالي نوراً , ومن أمامي نوراً , ومن خلفي نوراً , وأجعل في نفسي نوراً , وأعظم لي نوراً , وعظّم لي نوراً , واجعل لي نوراً , و اجعلني نوراً , اللهم أعطني نوراً , واجعل في عصبي نوراً , وفي لحمي نوراً , وفي دمي نوراً , وفي شعري نوراً , وفي بشري نوراً

Allahuma ijacl fii qalbii Nuuran, wa fii lisaanii Nuuran, wa fii samcii Nuuran, wa fii basarii Nuuran, wa min fawqii Nuuran, wa min taxtii Nuuran, wa can yamiinii Nuuran, wa can shimaalii Nuuran, wa min amaamii Nuuran, wa min khalfii Nuuran, wa ijcal fii nafsii Nuuran, wa acdimlii nuuran, wa caddim lii Nuuran, wa ijcallii Nuuran, wa ijcalnii Nuuran, Allahumma acdinii Nuuran, wa ijcal fii casabii Nuuran, wafii Laxmii Nuuran, wafii Damii Nuuran, wa fii Shacrii Nuuran, wa fii Basharii Nuuran.

(1) Eeboow ka yeel Qalbigayga Nuur, Carabkaygana Nuur, Maqalkaygana Nuur, Aragaygana Nuur, Korkaygana Nuur, Hoostaydana Nuur, Midigtaydana Nuur, Bidixdaydana Nuur, Hortaydana Nuur, Gadaashaydana Nuur, Naftaydana Ilaahow ka yeel Nuur, Iina waynee Nuur, Iina yeel Nuur, Igana dhig Nuur, Eebow i sii Nuur, Kana yeel Xididadayda nuur, Hilibkaygana Nuur , Dhiigaygana Nuur, Timahaygana Nuur, Jidhkaygana Nuur.


Ducada marka lagalayo Masjidka: 

{أعوذ بالله العظيم ،وبوجهه الكريم ،وسلطانه القديم ،من الشيطان الرجيم }

Acuudu billahi Al-cadiimi, wa biwajhihi al-kariimi, wa suldaanihii alqadiimi, mina shaydaani arrajiimi.

(2) Waxaan ugu magan galayaa Ilaaha wayn iyo wajigiisa wanaagsan iyo awoodiisa horeysay Shaydaanka la fogeeyey.

{ بسم الله ،والصلاة  والسلام على رسول الله اللهم افتح لي أبواب رحمتك}

Bismillah, wa salaatu wa salaamu calaa RasuuliAllah Allahumma iftax lii abwaaba raxmatik.

(3) Magaca Allah (yaan ku gali) Naxariis iyo Nabad galyo korkiisa ha ahaato Rasuulkii Ilaahay, Ilaahow ii fur albaabada Raxmadaada.


Ducada marka laga soo baxayo Masjidka:

{ بسم الله والصلاة والسلام على رسول الله ،اللهم إني أسألك من فضلك، اللهم اعصمني من الشيطان الرجيم}

Bismillah wa salaatu wa salaamu calaa RasuuliAllah, Allahumma innii as’aluka min fadlika, Allahumma acsimnii mina shaydaan arrajiim.

(4) Magaca Allah (yaan ku bixi) Naxariis iyo Nabad galyo korkiisa ha ahaato Rasuulkii Ilaahay, Ilaahayow waxaan ku waydiisanayaa fadligaaga, Ilaahayow iga dhawr/ilaali shaydaankan fogaadey.


  1. Bukhaari: 11/116 Muslim: 1/526.
  2. Saxiixul Jaamic 4591
  3. Muslim 1/494 
  4. Saxiix ibnu Maajah: 1/288