Ducooyinka Witriga: 

اللهم اهدني فيمن هديت ، وعافني فيمن عافيت ، وتولني فيمن توليت ، وبارك لي فيما أعطيت ، وقني شر ما قضيت ، فإنك تقضي ولا يقضى عليك ، إنه لا يذل من واليت ،[ ولا يعز من عاديت ] تباركت ربنا وتعاليت

Allahummahdinii fiiman hadayta, wa caafinii fii man caafayta, wa tawallanii fii man tawallayta, wa baarik lii fiimaa acdayta, wa qinii sharra maa qadayta, fa’ innaka taqdii walaa yuqdaa calayka, innahu laa yadillu man waa layta, walaa yacizu man caadayta, tabaarakta rabbanaa wa tacaalayta.

Ilaahow i hanuuni kuwaad hanuunisay dhexdooda, i caafina kwaad caafiday dhexdooda, sokeeyana ii noqo kuwaad sokeeyaha u tahay dhexdooda, iina barakee waxaad isiiso, igana badbaadi sharka aad qadarto, Adigu Eebow waad qadartaa (xukuntaa) cidina kuma qadarto (xukunto, Eebow ma dulloobo ruuxaad wali u tahay, mana karaamobo cidii cidaad la colowdo, waad barako badantahay oo koreysaa,

اللهم إني أعوذ برضاك من سخطك وأعوذ بمعافاتك من عقوبتك ، وأعوذ بك منك لا أحصي ثناء عليك ، أنت كما أثنيت على نفسك

Allahumma inni acuudu biridaaka min sakhadik wa acuudu bimucaafaatika min cuquubatika, wa acuudu bika minka laa uxsii thanaa’an calayka, anta kamaa athnayta calaa nafsika.

Ilaahow anigu waxaan uga magan galayaa cadhadaada raalinimadaada, ciqaabkaagana nabadgaliyadaada iyo cafiskaaga, adaana kuu magan galayaa, ma koobi karo ammaan korkaaga, adigu waa sida aad isku amaantay. 

اللهم إياك نعبد ، ولك نُصلي ونسجد ، وإليك نسعى ونحفدُ ، نرجُو رحمتك ، ونخشى عذابك ، إن عذابك بالكافرين ملحق ، اللهم إنا نستعينك ، ونستغفرك ، ونثني عليك الخير ، ولا نكفرك ، ونؤمن بك ونخضع لك ، ونخلع من يكفرك

Allahumma iyyaaka nacbud walaka nusallii wa nasjud, wa ilayka nascaa wanaxfid, narjuu raxmataka wa nakhshaa cadaabak, inna cadaabaka bilkaafiriina mulxiq, allahumma innaa nastaciinuka wa nastaqfiruka, wanuthnii calaykalkhayra, walaa nakfuruka, wa nu’minu bika wa nakhdhacu laka, wa nakhlacu man yakfuruka.

Ilaahayow adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaan kuu tukanaynaa kuuna sujuudaynaa, xagaagana usoo ordaynaa oo usoo cararaynaa, waxaan rajaynaynaa naxariistaada, kana cabsanaynaa cadaabkaaga, cadaabkaaguna gaalada waa mid haleelaya, Ilaahayow adiga ayaan kaalmo ku waydiisanaynaa, kuuna danbi dhaaf waydiisanaynaa, khayrna waan kugu amaanaynaa, kaamana gaaloobayno, waanan ku rumaysanahay waanan ku dullobaynaa, waxaanan ka fogaanaynaa cidii kaa gaalowda.

Ducada marka laga baxo salaada Witriga:

سبحان الملك القدوس [رب الملائكة والروح ]  ثلاث مرات

SubxaanaAlmalik Al-quduus Rabbulmalaa’ikati warruux. 

Ilaaha Boqorka ah ee Daahirka ah ayaa xumaan ka dheer, waa Rabbiga Malaa’ikta iyo Jibriil. Sadex Jeer.