Tusmo

Ducada Safarka iyo kolka laga soo laabto Safarka:

“الله أكبر، الله أكبر، الله أكبر،{سُبْحانَ الَّذِي سَخَّرَ لَنَا هَذَا وَمَا كُنَّا لَهُ مُقْرِنِينَ * وَإِنَّا إِلَى رَبِّنَا لَمُنقَلِبُونَ}  “اللهم إنا نسألُكَ في سفرنا هذا البرَّ والتقوى، ومن العمل ما ترضى، اللهم هون علينا سفرنا هذا واطو عنا بعده، اللهم أنت الصاحب في السفر، والخليفة في الأهل، اللهم إني أعوذ بك من وعْثاءِ السفر، وكآبة المنظر وسوء المنقلب في المال والأهل” وإذا رجع قالهن وزاد فيهن “آيبون، تائبون، عابدون، لربنا حامدون”

Allahu akbar, Allahu akbar, Allahu akbar, {Subxaana alladii sakhara lanaa haadaa wamaa kunaa lahuu muqriniin. wa inaa ilaa rabinaa la munqalibuun} “Allahuma inaa nas’aluka fii safarinaa haadaa, albirra wa taqwaa, wa mina al-camal maa tardhaa, Allahuma hawwin calaynaa safaranaa haadaa, wadwi canaa bucdahuu, allahuma anta saaxib fi as-safar, wal khalifata fil ahli, allahuma inii acuudu bika min waqthaai alsafar, wa ka’aabata Almandar, wa suuil munqalab, fil maali wal ahli, wa idaa rajaca qaalahuna wa zaada fiihina, “aayibuuna, taa’ibuuna, caabiduuna. li rabinaa xaamiduuna”.

“Ilaahbaa wayn, Ilaahbaa wayn. Ilaahbaa wayn, (xumaan waxa ka nasahan kii noo sakhiray kan (gaadiidkan) manaan ahayn kuwo awoodikara inay (iskood isu sakhiraan). anaguna xaga Rabigayo ayaan u laabanaynaa} “Ilaahayoow waxaan ku waydiisanaynaa intaan ku jirno safarkan samofalka, iyo Alle kacabsiga, iyo shaqadana tu aad raali ka tahay, Ilaahayow noo fudaydi safarkayaga kan ah, noona soo dhowee fogaanshihiisa, Ilaahayoow adiga ayaa ah saaxiibka safarka, adigaana ah kii ku hadhay ehelkii, Ilaahayoow waxaan ka magan galaynaa daalka safarka, muuqaalkiisa xun, iyo inaan la noqono xoolo iyo ehel xumo,” kolkoo kasoo laabto safarna wuxuu dhahayaa ducadii hore wuxuuna ku kordhinayaa “Soo laabanay, toobad keenay, Ilaahayna caabudnay, Rabigayagana ku mahadinay”