Su’aal: hadad xanunsato ado soman Qofka dhig ka yimado malaga yaba in sonki ku xidhanyahay? 

 

Jawaab: Wax dhib ah malaha Dhiiga yimaada xilliga Soonka, marka laga reebo Istoobista. Wuxuu dhahay Shiikh ibnu baaz (I.H.U)
لا يضره نزول الدم، إلا الحجامة إذا احتجم فالصحيح أنه يفطر بالحجامة وفيها خلاف بين أهل العلم، لكن الصحيح أنه يفطر، لقول النبي – صلى الله عليه وسلم-: (أفطر الحاجم والمحجوم)، أما إذا رعف أو أصابه جرح في رجله أو يده وهو صائم فإنه صومه صحيح، لا يضره ذلك
 
[Wax dhib ah malaha dhiiga yimaada, marka laga reebo Istoobista, sida saxiixa ahna Toobistu way jabisaa Soonka inkastoo khilaaf Culumada ah jiro laakiin sida saxiixa ah wuu jabinayaa, sida uu Nabigu dhahay: Waa afuray ka wax toobay iyo kan la toobayba. Balse hadii uu hungo ama dhaawac kasoo gaadho lugtiisa gacantiisa isagoo sooman, soontiisaas waa saxiix, wax dhib ahna malaha.]

Xigasho: http://binbaz.org.sa/noor/9863