Bismillah:

Sida ku cad shuruudaha  barnaamijka Go’aanqaadasho Q 3aad,  waxa laga rabaa xubnaha barnaamijka inay bixiyaan sadaqo dhan $30 ama sodon dollar oo loogu deeqayo caruur agoomo ah, si ay ugu suurtawdo inay iibsadaan dharka ciida Fidrida oo ay uga qaybgalaan farxada munaasibada wayn ee ciidul fidrida. Qorshuhu wuxuu yahay in xubin kasta uu kasoo baxo wixii uu ballan qaaday isagoo sadaqadaasna u niyeysanayan dar Ilaahay oo ugu tabarrucaya caruurtaas masaakiinta ah ee aanay cidina u maqnayn, ceelna u qodnayn. 

Nabigeenu wuxuu dhahy: 

عَنْ سَهْلَ بْنَ سَعْدٍ عَنْ النَّبِيِّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ ” أَنَا وَكَافِلُ الْيَتِيمِ فِي الْجَنَّةِ هَكَذَا وَقَالَ بِإِصْبَعَيْهِ السَّبَّابَةِ وَالْوُسْطَى” صحيح البخاري/5659

Sahal ibnu Sacad waxa laga wariyey inuu ka wariyey nabiga (scw) inuu dhahay: “Aniga iyo ka kafaalo qaata agoonka waxaan isku nahay Jannada sidaas oo kale, wuxuun ishaaray fartiisa murdisada iyo farta dhexe” [Saxiix Bukhaari:5659]

Hadaba walaal in lagu sadaqaysto agoonta waxa laga helaa ajir aad u wayn iyo abaalmar balaadhan, waxaanan idinka codsanaynaa xubnaha barnaamijka inay sida ugu dhakhsaha badan ay usoo caawiyaan unasoo saacidaan caruurtaas si ay ugu suurtowda inay la ciidaan caruurta kale ee dhigooda ah.

Tabarrucaadkan waxa kale oo ka qaybqaadan kara cid kasta oo jecel inay kafaalo qaadato ilmo agoon ah, waxaana hal ilmaha ku filan dharkiisa ciida lacag dhan 30 dollar, cidii ka badinaysa ee rabta inay kafaalo qaataan wax ka badan hal ilmo way samayn karaan, waxaana u rajaynaynaa inuu ajirka iyo xasanaadku u laablaabmo. 

Qaabka aad kusoo diri kartaan lacagta waxa weey idinkoo adeegsada Paypal oo si toos noogu soo hagaajin kara, idinkoo ku dhufanaya meesha ay ku qorantahay Donate for this Cause kadib markaad doorataan lacagta aad bixinaysaan. Dhanka kale waxaad kusoo diri kartaan xawaaladaha, gaar ahaan xawaalada Dahabshiil oo aanu ku leenahay akoonka tabarrucaadka. Cidii ubaahan faahfaahin dheeraada iyo akoonka nomberkiisa waxaad lasoo xidhiidhaan maamulaha Gaaldiid ee Sh Abdulaziz Mohamed Oogle, idinkoo kala xidhiidhaya:

Telefoonka: 0046760552713 (Whatsup + Viber)

Skpe: Abdulaziz Mohamed Oogle

Email: oogleabadle@hotmail.com

Facebook Page: Gaaldiid

Jadwalka walaalaha bixiyey lacagtii ay ku yabooheen:

NO: MAGACA CIDA KU TABARUCDAY QIIMAHA
ZAHRA ABDIRAHMAN ABSHIR $90
UBAH HASSAN AHMED $30
FADUMO HUSEIN JAMA $31,50
FARHIYA YUSUF FARAH $150
AMINA HASSAN MOHAMED $30
AMINA ISMAIL HASSAN $30
HAMDI ISMAIL HASSAN $30
AYAAN OMAR MOHAMED $60
ZUHURA YUSUF BEINAH $30
AYAN MOHAMED DIRIYE $30
UBAH HASSAN AHMED $30
SACDIYA ABDIRAHMAN SIYAD $20
SAYNAB ABDI SIYAD $30
FELIS ABIKADIR OMAR $25
AHMED DAHIR NOOR $41,50
MARIAN ABDULKADIR AHMED $30
FAISA FARAH $30
HINDA SALEEBAAN MAXAMED $30
FATXI MAXAMED AXMED $30
IFRAX CABDULLAHI AXMED $10
XAMDA ISMACIIL CALI $120
AMINA ADAN AWALE $50
MUNA XIIS OSMAN $30
LUUL MAXAMED ADAM $30
MANDI DHAKUUKE $30
KALTUM AXMED QALINLE $30
SAYNAB SACAD CIGE $30
HIBO MAXAMED SALAH $30
SOWDO NUUR HASSAN $30
FILSAN SACAD $30
HIBO XAAJI XUSEEN $50
NASRA CABDIRASHEED $30
QADAN CABDIRAHMAN $10
SACDIYA MAXAMED OLOL $30
MAXAMED ALI MOHAMED $50
CAASHA AHMED $30
KHADRAN MUUSE ADAN $30
RAXMA MAXAMED SUUDI $30
FAYSA ALI IBRAHIM $30
AMAL SALAH $20
IDIL XASAN $10
SUMAYA KHALID ABDULAHI $20
ABUBAKAR AWEYS $30
AYAAN MUUSE CIISE $30
FAHMA MOHAMED OSMAN $30
RAHMA MOHAMED BARRE $30
ASMA JAMAL ALI $10
ASHA AXMED $60
HODAN XAASHI XUSEEN $30
FADUMO CABDI CALI ALAWSE $30
AMAL MAXAMED CABDISAMED $40
SIHAAM MUKHTAR $30
RAXMA CABDULLAHI XUSEEN $40
XAFSA XUSEEN CALI $10
IQRA ADAN ALI $15
FADUMO ABDULLAHI ABDISAMED $20
NIMCO CABDULLAHI $50
CABDISALAN CISMAN MAXAMED $10
YAASMIIN YUSUF $30
SAMIIRA YAASIIN $30
ILHAAM MOHAMED ABDULLAHI $15
MAYMUNA XUGOW CABDI $15
HIBO AXMED XAASHI $30