Bismillah:

Barnaamijkii Go’aanqaadasho qeybtiisii labaad waxa shuruudihiisa kamid ahaa in xubnaha ka qaybgalayaa ay bixiyaan ugu yaraan lacag gaadhaysa toban dollar si ay uga qaybqaataan afurinta dadka masaakiinta ah ee soomaya bisha barakaysan ee Ramadaan, waxa Ilaahay mahadiis ah in xubnihii barnaamijka badh kamid ah ay dhamaystireen shuruudihii oo ayn bixiyaan sadaqadii ay ugu yabooheen walaaladooda soomaya bisha Ramadaan. Waxaan jadwalkan kusoo gudbinaynaa walaalaha bixiyey illaa hadda lacagtaas oo ugu deeqay wixii karaankooda ahaa inay afuriyaan dad masaakiin ah oo ubaahan afurka bisha Ramadaan. Waxaan ka codsanaynaa walaalada kale ee ilaa hadda aan bixin inay usoo gudbiyaa sadaqada hadii Alle ka dhigo.

Dhanka kale waxaan ogaysiinaynaa walaalaha muxsiniinta ah ee ayagu aan ka qayb galin barnaamijkaas inay ubanaantahay inay bixiyaan sadaqo wixii ay awoodaan oo ay ugu deeqaan walaaladaas soomaya Ramadaan ee aan haysanin wax ay ku afuraan ama ay ku saxuurtaan. Cidii ubaahan macluumaad dheeri ah waxay lasoo xidhiidhi kartaa maamulaha Gaaldiid ee Sh Abdulaziz Mohamed Oogle ayagoo kala soo xidhiidhi kara:

Tel: 0046760552713 (Whatsuo + Viber)

Email: oogleabadle@hotmail.com

Facebook Page: Gaaldiid

JADWALKA WALAALAHA BIXIYEY SADAQADII

No  Taariikhda Magaca cida ku tabarucday Qiimaha la bixiyey
1  22/4/2017 MUNA HIIS OSMAN $10
2  27/4/2017 MARIAN ABDULKHADIR AHMED $30
3  29/4/2017 HAMDI ISAMAIL HASSAN $10
4  29/4/2017 ABDULAZIZ MOHAMED OOGLE $20
5  30/4/2017 BATULO ABDULKHADIR MOHAMED $10
6  30/4/2017 ABDIRISAKH AHMED ABDI $10
7  30/4/2017 ABDIRISAKH AHMED ABDI $10
8  30/4/2017 NASRA HAJI YUSUF $20
9  30/4/2017 ALI ABDIKADIR ABDI $20
10  1/5/2017 IMAN MOHAMED AHMED $10
11  1/5/2017 DAHIR HERSI BARRE $10
12  1/5/2017 RAHMA H ABDI $10
13  1/5/2017 MUKHTAR ALI MOHAMED $10
14  1/5/2017 MOHAMED ALI MOHAMUD $10
15  2/5/2017 FIRDAWS ABDULKHADIR OSMAN $10
16  2/5/2017 HASSAN DAYIB MURSAL $10
17  2/5/2017 FADUO DAYIB MURSAL $12
18  2/5/2017 FAISA FARAH $20
19  3/5/2017 NASRA BEDEL MOHAMUD $10
20  3/5/2017 MISKI SH ABDIAZIZ $10
21  3/5/2017 FADUMO HASHI JAMAC $10
22  6/5/2017 AMINA HASSAN MOHAMED $30
23  7/5/2017 NURA ALI ABDI $15
24  7/5/2017 NIMCO IBRAHIM HUSSEIN $10
25  8/5/2017 ABDIRISAKH SHEIKH HASSAN $10
26  10/5/2017 HALIMO ABDI MOHAMED $20
27  10/5/2017 XASAN QAAL X. HASSAN $30
28  13/5/2017 ZAHRA ABDIRAHMAN ABSHIR $10
29  13/5/2017 ABDULAZIZ MOHAMED OOGLE $46
30  13/5/2017 ABDULAZIZ MOHAMED OOGLE $51
TOTAL $494