Dhiigyari (Anemia)

DHIIG YARI (Anemia):- Waa maxay dhiig yaridu? Dhiiga yaridu waa unugyada dhiiga cas oo yar ama xaddiga Hemogolobinta ee unugyada dhiiga cas oo yar. Hemogolobintu waa maado bir ah oo midabka dhiigana ka dhigta inuu casaado,...

Xiiqda/Astma

Astma/Xiiqda Astma/Xiiqda waa xanuun ku dhaca marinka hawada taasoo keeni karta mararka qaarkood culays neefsaho. Sababtuna waa ruuxa oo leh cudurka marinka hawada. Inta badan waxay ku dhacdaa qofka yar sidoo kale way haleeli...

Xanuunka Guluutanka

Xanuunka Gulutanka: Gulutanku waa xanuun ku dhaca caloosha oo ay adagtahay in la dheefshiido  borotinka ku jira Qamadida, Haruurka iyo Shaciirka waxaana loo yaqaanaa Celiac. Gulutanku wuxuu dhaawac u gaystaa fara-lamoodka gidaarka xiidmaha (Villus)....

Dib u kicinta Wadnaha

Habka loo badbaadiyo Ruux Wadnuhu dhacay.   Dib usoo kicinta Wadnaha (CPR) waa gargaarka degdega ah ee la siiyo ruuxa wadnuhu istaagay ama aan neefsankarayn si loo soo celiyo dhaqdhaqaaqa wadnaha iyo wareega dhiiga....

Xasaasiyad

Xasaasiyad (allergic) Haddii qof uu xasaasiyad leeyahay waxa suurta gala in uu ka jawaab celiyo, tusaale ahaan waxa ruuxu dareemayaa duuf qoyan, waxa ku adkaanaysa neefta, indho cuncun ama finan ka soo baxa maqaarka,...

DHIIG-BAXA IYO XANUUNKA XINJIRBEELKA

Dhiig-Bax Ruuxa qaangaadhka ah jirkiisa  waxa ku jira dhiig gaadhaya Shan ama Lix litir oo dhiig ah. Shaqada ugu wayn ee dhiigu qabtaa waa inuu qaado oksijiinta (Oxygen), nafaqada, waxyaabaha qashinka ah iyo hormoonada....

Xanuunka Sonkorta Caanaha (Lactose)

Xanuunka Sonkorta Caanaha (Lactose Intolerence) haduu ruux qabo jirrada diidmada Sonkorcaaneedka, ma qaadan karo sonkorta caanaha, Lactose. Xuubka Xiidmaha waxa uu soo daayaa dheecaan (lactase) kaas oo caawiya inuu burburiyo sonkorta ku jirta caanaha,...

Xasaasiyada Cayayaanka

Xasaasiyada Cayayaanka: Xasaasiyadu waa ruuxa oon udul qaadan karayn maado ama shay. Haddii ruuxu leeyahay xasaasiyada cayayaanka waxa jirta maado aan jirkiisu xamili karayn oo cayayaanku ku mudayso/durayso markay qaniinto jirkiisa, waxayna ku reebtaa...

Xasaasiyada Urta (Carafta)

Xasaasiyad ureed/carafeed Ruuxa qaba xasaasiyad ureed waxa uu dareemi karaa qufac, duuf iyo oohin, tusaale ahaan marka uu uriyo urta sigaarka, manka, ubaxyada qaarkood iyo barfiimada/cadarada. Dhibtaasi waxay waxyeelayn kartaa hawl maalmeedakaag. Dhab ahaantii...

AMOBA (AMEBIASIS)

AMEBIASIS:- Waa cudur uu keeno noole hal ungle ah oo loo yaqaano Entamoeba histolytica. Yaa halis ugu jir cuduran? Cudurkan amebiasis wuu ku dhici karaa cid kasta, gaar ahaan dadka saboolka ah ee ku...